Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia oo kulan Xasaasi Ah ku Leh Muqdisho

(PP MUQDISHO) Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa kulan Xasaasi Ah ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia ayaa ka soo laabtay Fasax dheer oo aan...

View Article


Howl-gal lagu xaqiijinayo Amniga oo ka bilowday Puntland

Howl-galo lagu xaqiijinayo amaanka ayaa guud ahaan si isku mid ah saaka uga bilowday magaalooyinka Garowe, Qardho iyo Bosaso , waxaana lagu arkayaa jidadka magaalo madaxda Puntland ee Garowe ciidamo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeysey Geeridii ku timi Ugaas Cabdullaahi Ciise...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Haweenka Puntland oo dardar-galinaysa doorka haweenka doorashada 2016

Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa maanta kulan magaalada Garowe isugu yeertay hay,addaha ka shaqeeya horumarinta jinsiga gaar ahaan arrimaha haweenka, waxaana looga hadlayay kulanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Safar shaqo ugu amba baxay Dalka Itoobiya

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 17 Agoost, 2016 safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addisa Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somalia oo kaalinta 24-aad ka galay Ciyaaraha Olombikada Aduunka

Maxamed Daa’uud Maxamed oo Soomaaliya u matalayay Tartanka Orodka Olombikada ee ka soconayo Magaalada Rio ee dalka Brazil ayaa Galay Kaalinta 24-aad. Odoradyahaanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka dambeeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kormeer deegaanka loogu kuur-galayo oo ka bilowday Puntland

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda deegaanka, ilaalinta duurjoogta iyo dalxiiska Puntland Faarax  Cali Cabdi iyo Agaasimaha Waaxda qorsheynta iyo horumarinta siyaasadaha wasaarada deegaanka Liibaan Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Puntland oo deeq gaysay xabsiga Garowe

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Muumin ayaa maanta ku wareejisay Taliyaha Asluubta General Cali Nuur  39 cartoon oo ay ku jirto cuntada nafaqada leh ee...

View Article


Alshabab iyo Shacab ku dagaalamay Gobolka Jubbada hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maanta iska hor imaad dhexmaray mallayshiyaad katirsan Al Shabaab iyo dadka deegaanka kadib markii kooxdu gubtay baabuur shacab leeyihiin oo...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u diray shacabka

Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha...

View Article

Shirka Golaha wasiirada ee Jubbaland oo maanta qodobo muhiim ah lagaga hadley

Kulanka Khamiislaha ahaa ee Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta shir Gudoomiyay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin Hindiso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir lagu ansixinayo xeerka dhaqmeedka deegaanka oo lagu qabtay Garowe

Wasaaradda deegaanka dowladda Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garoowe shirweyne looga arrinsanayo meelmarinta xeerka deegaanka Puntland, waxaana kasoo qeyb galay shirkan  xubno matalaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Howl-galka ka socda Caasimada Puntland oo laga hadlay

Garowe (Puntland Post):- Taliyaha ciidanka DANAB ee kumaandoosta Puntland Korneyl Jimcaale Jaamac Takar, Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Korneyl Cumar Faraweyne iyo Duqa degmada Garowe Xasan Goodir oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo kulan sagootin ah la yeeshay Danjiraha Burundi u...

Muqdisho, 18 August 18, 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatey Danjiraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Qorsheynta Puntland oo dib u eegaysa guud-ahaan mashaariicda

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa maanta Garowe ka furay shir wasaaradiisu u qabatay wakiilo ka socda dhamaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Warmurtiyeed” Xukuumadda oo taageertay hawl-galka ka socda Puntland

The post “Warmurtiyeed” Xukuumadda oo taageertay hawl-galka ka socda Puntland appeared first on Puntland Post.

View Article

Madaxweynaha Somaliand oo Saaka ku Wajahan Laascaanood

Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Laas-Caanood ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Maamulka Somaliand Axmed Maxamuud Siilaanyo uu maanta ku Wajahanyahay Magaalada Laascaanood. Siilaanyo oo...

View Article


Qaraxyo Ismiidaamin ah oo Goordhow ka dhacay Magaalada Gal-kacyo

Wararka hadda naga soo Gaaraya Magaalada Gal-kacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow ay ka dhaceen Qaraxyo ismiidaamin ah. Goobjoogayaal ku Sugan Gal-kacyo oo aan la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Maxkamada sarre Puntland oo xilka la wareegay

Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 21 Agoosto, 2016 xarunta Maxakamadda Sare ee dawladda Puntland kaga qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe tababar u furmay dhamaan shaqaalaha wasaaradda deegaanka Puntland

Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska ayaa maanta Garowe uga furtay tababar shan cisho u socon doono shaqaalaha Wasaaradda ee degmooyinka iyo Gobolada Puntland , Waxaana kasoo qeybgalay...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>