Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dhul gariir Khasaare gaystay oo ka Dhacay Talyaaniga

$
0
0

Dhul gariir lagu qiyaasay 6.2 oo ah cabirka Rektarka dhul gariirada lagu cabiro ayaa waaberigii Saaka ka dhacay Pescara del Tronto iyo deegaano kale oo ku yaala dalka Taliyaaniga.

Inta la xaqiijiyay waxaa  ku dhintay 16 qof inka badana waa ku dhaawacmeen, waxaana sidoo kale baadi goob xoogan loogu jiraa dad loo maleenayo in ay ku hoos jiraan bur bur ka dhismooyin soo dumay.

Ciidamada Talyaaniga ayaa soo bad baadiyay qaar kamid ah dadkii dhul gariirku saameeyay.

Sanadkii 2009 ayay ahayd markii sidaanoo kale dhul gariir lagu qiyaasay 6.4 uu ka dhacay dalka Talyaaniga oo ay ku dhinteen 300 qof.

Talyaaniga9

Talyaaniga10

talyani1

Talyani2

Talyani3

Talyani4

Talyani5

Talyani6

Talyani7

Talyaniga8
PUNTLAND POST

The post Dhul gariir Khasaare gaystay oo ka Dhacay Talyaaniga appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles