Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qarax ka Dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Somaliya

$
0
0

Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd ka dhacay Koontaroolka Koowaad ee laga galo Madaxtooyada Somaliya, kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo aad jugtiisa Muqdisho looga maqlay lagu dhuftay waxaana la arkaayay qiiq iyo Uuro cirka isku shareertay.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa ka dhashay Qaraxan oo soo gaaray ciidamadii ku sugnaa Koontaroolka koowaad ee Madaxtooyada Somalia iyo dad kale oo wadada maraayay, waxaana dhacday Rasaas xoogan oo ay ridayeen Ciidamada Madaxtooyada Somalia.

Hotelada YSL iyo Siyad ayaa waxaa soo gaaray bur bur xoogan oo ka dhashay qaraxa xoogiisa laga maqlay Magaalada Muqdisho.

Wixii faah-faafina dib kala soco

PUNTLAND POST

The post Qarax ka Dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Somaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>