Shaqaalaha Garoonka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay
Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Ayaa maanta ku Dhawaaqay in ay sameeyeen shaqo joojin. Shaqaalaha ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan Baahsan oo...
View ArticleDagaal ka soconayo Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo
Wararka Naga soo gaaraya dagmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka qarxay Dagaal culus. Dagaalkani ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamo uu hogaaminayo wasiirka Amniga ee...
View ArticleGaari Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo muqdisho lagu qabtay
Ciidamada amaanka Dowlada Somalia ayaa Magaalada Muqdisho ku Qabtay Gaari Nooca loo Yaqaano CARIB-ta oo laga soo Soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa. Gaarigaan ayaa waxaa Ay Ciidamada Amaanak Dowlada Somalia...
View ArticleWasiirka arimaha gudaha ee dalka Baxreyn oo waraqadihii aqoonsiga ka gudoomay...
Safiirka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee dalka Baxreyn Daahir Jili ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi. Baxreyn Khaalid Al-Khaliifa wasiirka arrimaha...
View ArticleOdayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub oo la kordhiyay
Tirada odayaasha soo xulaya baarlamaanka ayaa la kordhiyay,markii lugu daray xubno cusub,sida ku cad qoraala ay saxaafaddu heshay. Warbaahinta ayaa baahisay warqad uu ku saxiixan-yahay guddoomiyaha...
View ArticleWabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Jowhar
Roobab ka da’ay gobolka Shabelada dhexe ayaa sababay inay buux dhaafiyaan wabiga Shabelle Islamarkaana uu wabigu ku dhufto fatahaad uu ku sameeyo nawaaxiga magaalada Jowhar oo xarun u ah Gobolkaas....
View ArticleGalmudug oo eedeyn u jeedisay Dowlada Puntland
Shir ay maanta isugu yimaadeen gollaha Wasiiradda Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in maamulkoodu dhowrayo islamarkaana uu ku taagan yahay heshiiskii Gaalkacyo lagu kala saxiixdey 2015, Iyadoona...
View ArticleBosaso oo lagu daahfuray xeerka maaraynta qashinka qalalan iyo kan ka hara...
Ujeedka Munasabadan ayaa ahayd mid lagu daah furayo xeer hoosaadka maaraynta Qashinka qalalan iyo haraadiga ka hara dawooyinka la isticmaalo , Waxaana kasoo qayb galay maamulka degmada Bosaso,...
View ArticleSarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Dowlada Somalia
Ibraahim Nadaara Madaxii Waxbarashada Alshabab Madixii Waxbarashada Al-shabaab ee Goballada Bay Iyo Bakool Ibraahim Aadan Ibrahim oo ku magac dheeraa Naddara, ayaa caawa isku soo dhiibay Dowladda...
View ArticleSafaaradda Soomaaliya ee Washington oo beenisay in ay ogolaatay dib u soo...
Xaflad lagu soo dhoweynayay safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Washington ee dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad, ayaa lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohia ee dalka Mareykanka, taas oo...
View ArticleTalyaaniga oo badbaadiyay 6,500 oo qof oo Muhaajiriin ah
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in maraakiibta ilaalada xeebaha ay maalintii shalay ee Isniinta ay badaadiyeen 6,500 oo qof oo muhaajiriin ah, kadib ugu yaraan 40 hawlgal oo ka dhacay banaanka...
View ArticlePuntland oo baahisay dadkii ka dambeeyey Qaraxii dhacay Gaalkacyo
Madaxtooyadda Puntland ayaa warbaahinta soo gaarsiisay qoraal ay ku baahisay dadkii ka dambeeyey Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Galkacyo. Qoraalka madaxtooyadu soo saartay ayaa u qornaa sidan:...
View ArticleQarax ka Dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Somaliya
Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd ka dhacay Koontaroolka Koowaad ee laga galo Madaxtooyada Somaliya, kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo aad jugtiisa Muqdisho looga maqlay lagu...
View ArticleWasiiro Xildhibaano iyo Masuuliyiin katirsan dowlada oo ku dhaawacmay Qaraxii...
Faah Faahino Dheeraad aha ayaa ka soo baxaya qasaarihii ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada ah oo maanta ka dhacay Meel Aan sidaasi uga fogeeyn madaxtooyada...
View ArticleBankiga adduunka oo Buundo saaraya Togga Isbitaalka Garoowe
Duqa Degmada Garoowe Xasan Maxamed Ciise Goodir ayaa ka warbixiyey mashaariic horumarineed oo Bankiga aduunku uu ka fulinayo Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Duqa Degmada Garoowe Xasan...
View ArticleCali Xaaji Warsame oo gaaray magaalada Balad-wayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa Gaaray wafdi uu hogaaaminayo Dr Cali Xaaji Warsame oo Ah musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia. Dr Cali Xaaji...
View ArticleR.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta
Moqdisho, Aug , 30 , 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay meel u dhow albabaabka hore ee...
View ArticleAfhayeenkii Ururka Daacish oo lagu Dilay Siiriya
Abu Maxamed al-Cadnani, oo ahaa afhayeenka Ururka Daacish ee dalalka Ciraaq iyo Siiriya ayaa lagu dilay iska hor imaad ka dhacay gobolka Xaleb ee dalka Siiriya, sida lagu sheegay barta internet-ka ee...
View ArticleDhacdo Rabaaniya oo lagu arkay Baadiyaha Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan
Dhahar (Puntlandpost):- Deegaan magaciisa la yiraahdo ARI CADKA oo ka tirsan Gobolka Haylaan ee Puntland ayaa wararka ka imaanaya sheegayaan in lagu arkay arrin argagax ah ka dib markii ay lasoo...
View ArticleTS Handover water equipment to PSAWEN
Press Release Terre Solidali handed over 119 packages of water equipment to PSAWEN containing submersible pumps, control panels with spares, cables for submersible pumps, stainless steel cables, flow...
View Article