Ogeysiis: (pp)- Jaaliyadda Puntland Community Organisation ee Gothenburg, ayaa waxay qabanaysaa bandhigga buugaagta iyo dhaqanka codka halabuurka , waxaana lagu qabanayaa magaalada Gothenburg, taariikhdu marka ay tahay 7-9 juni 2013-ka .
![Codka Hal-abuurka 2013]()
Puntlandpost.com