Garowe: W,Haweenka Puntland oo loo balaariyey magacii horey loogu aqoon...
Garoowe: (pp)- Xaflad magaca loogu balaarinayey Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa lagu qabtey xarunta hay,adda PDRC ee magaalada Garowe, iyadoona ay kasoo qeyb galeen Masuuliyiinta...
View ArticleBosaso: Machadka waxbarashada dadka curyaamiinta oo Bosaso laga furey,Sawiro.
Bosaso: (pp)- Xarun ay ka wax ka baran doonaan dadka naafada ah oo loogu magac darey Gurey Educatiom Center ayaa laga furey magaalada Bosaso. Magaca Xarunta Boodhkeeda Ilaa 400 oo qof oo isugu jirra...
View ArticleNairobi: Madaxweynayaasha Puntland iyo DF Somalia oo Arbacada soo socota...
Nayroobi: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay inuu arbacada soo socota Nairobi kula kulmi doono...
View ArticleGaroowe: UNSOM oo maanta kala wareegi doonta Howlihii xafiiska UNPOS Soomalia...
Garoowe: (pp)- Maalintii shalay oo ahayd 2 June waxaa ku ekeed hawshii uu qaban jiray Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNPOS waxaana la filayaa maanta oo ay taariikhda bishu tahay...
View ArticleNairobi: Daawo Sawirada Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey...
Nayrobi: (pp)- Kulan ka dhacay maanta xarunta madaxtooyada Kenya ayaa waxaa uu dhexmaray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyanta iyo Madaxweynaha Puntland Dr. Abdirahmaan Faroole oo ay wehliyaan Ra’iisul...
View ArticlePDRC: JOB VACANCY RESEARCHER for the field of the Security Rule of Law (Law &...
Puntland Development Research Center (PDRC) which is a local research organization based in Garowe, is seeking to engage 1 researcher for the field of the Security Rule of Law (Law & Order) with...
View ArticleINNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN. Isbitaal ku yaal magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, USA waxaa ku geeryootey Jannatul Fardowsa Allah aka waraabiye Marxuuma Maryam Muusse Guul (Maryam...
View ArticleMadaxweyne Ku Xigeenka Puntland, Oo Qaabiley Ururka Iftiimin Lobby
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire ayaa xafiiskiisa Madaxtooyada Bosaso ku qaabiley wakiil ka socda Ururka Iftiimin Lobby oo ah urur dhawaan qurbo joog reer Puntland ah ku...
View ArticleTACSI: Ku socota Gen. Maxamed Abshir Muuse ,oo xaaskiisa ay ku geeriyootay...
Waxaan halkaan Tacsi murugo leh uga diraynaa Gen. Maxamed Abshir Muuse oo Xaaskiisa Marxuumad Maryam Muusse Guul (Maryam Mooses) ay ku geeriyootay dalka Maraykanka , gaar ahaan Minneapolis ee gobolka...
View ArticleGaroowe: Dhalinyaro shahaadooyin lagu gudoonsiiyey,Sawiro.
Garoowe: (pp)- Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayey arday dhameystay barnaamijyo ku saabsan ganacsiga, kana soo baxay jaamacadaha PSU iyo East Africa ayaa lagu qabtey magaalada Garowe, waxaana...
View ArticleKismaayo: “Axmed Madoobe ma joogo Nairobi, Kismaayo ayuu joogaa” Madaxtooyada...
Kismaayo: (pp)- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kasoo laabtey sida ay sheegayaan ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada Kismaayo kulan uu kula galey magaalada Lamu ee dalka...
View ArticleMaxaa Yuusuf Garaad iska bedelay?? (Warbixin)
Yuusuf Garaad Cumar ayaa horay uga mid ahaan jiray raga soomaalida ah oo hab qabiil uga qayb qaatay siyaasada cakiran ee Soomaaliya,iyo ku lug lahaanshaha arrimaha siyaasada, ayaa dacwo lagu soo oogay...
View ArticleMuqdisho: DF Somalia oo soo bandhigtey Meydadka 10 qof oo ay sheegtey inay ka...
Muqdisho: (pp)- Saraakiisha Ciidamada DF Somalia ayaa soo bandhigey Sawiro iyo Muuqaalo muujinaya meydka niman ku labisan dareeska ciidamada oo ay sheegeen saraakiisha DF Somalia inay ka tirsanaayeen...
View ArticleTACSI: Ku socota, Gen. Maxamed Abshir Muuse
Annagoo ah dadka hoos ku qoaran waxaan tacsi u direynaa General Mohamed Abshir Muuse , caruurtisa iyo Reer Moses geerida Ku timi Marxuumad Maryam Moses Guul oo ahyad xaaska Generaalka kun geeriyootey...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Jubbaland oo uga baaqday C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi in 48...
Kismaayo: (pp)- Warar sugan oo naga soo gaaraya Madaxtooyada Jubbaland ayaa sheegaya in Wasiirka gaashaandhiga DF ee Soomaaliya C/xakiin Xaaji Max’uud Fiqi loogu baaqay in 48 saacadood guddahood uu...
View ArticleOGEYSIIS: jaaliyadda puntland community organisation ee Gothenburg – Sweden...
Ogeysiis: (pp)- Jaaliyadda Puntland Community Organisation ee Gothenburg, ayaa waxay qabanaysaa bandhigga buugaagta iyo dhaqanka codka halabuurka , waxaana lagu qabanayaa magaalada Gothenburg,...
View ArticleSirta kadambeysa in Madaxweynaha, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada & Wasiirka...
Inta ugu badan shacabka Soomaaliyeed waxay u heystaan in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka ArrimahaGudaha & Amniga Qaranka Mudane C/kariim Xuseen...
View ArticleWAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Jubbaland oo Nairobi u duulaya Mardhow, lana...
War deg deg ah: (pp)- Warar hordhac oo naga soo gaaray gudaha magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in hada Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Jubbaland State iyo...
View ArticleGaroowe: Idaacadda Dowlada Puntland oo la howl galinayo Sabtida soo...
Xarunta PDRC ee magaalada Garowe ayaa maanta 06 June,2013 lagu qabtay kulan lagu daahfurayay Idaacada Puntland oo dhowaan madaxweynuhu si rasmi ah u furay.waxana ka soo qaybgalay Maamulka warbaahinta...
View ArticleHay’ada USAID oo Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal iyo Bulshada Deegaanka Ku...
Hay’ada dawlada maraykanka u qaabilsan kaalmada dibadda ee USAID ayaa maantay Dhismayaal iyo xafiisyo qalabaysan ku wareejisay maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal iyo Bulshaada Deegaanka kuwaasi...
View Article