Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Barnaamij Gaara Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo

$
0
0

Madaxweynaha dawladda Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safarro shaqo oo u ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti.

Soo dhoweyn kadib waxa uu boqosho ku tegey Madaxweynuhu suuqa ganacsiga iyo dawlada hoose ee degmada galkacayo oo uu qarax ka dhacay daba yaqadii bishii august 2016 .

Sidoo kale madaxweynuhu waxa uu booqday dadkii ku wax yeloobey qaraxa oo jiifa cusbitaalka weyn ee magalada Gaalkacyo

The post Barnaamij Gaara Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>