Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Suuqa Xaafada Islii oo maanta lagu wado in dib loo furo

Suuqa xaafada Islii ee Nairobi Kenya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in mar kale dib loo furo kadib saddex maalmood oo shaqo joojin ah ay dukaanleydu ku dhaqaaqeen. Iyagoona cabasho ka mujiyeye  waratada...

View Article


Beesha caalamka oo 60% bixisay Dhaqaalahii Doorashada Somaliya

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in ay bixisay dhaqaalihii ay ugu tala galeen Doorashada Soomaaliya ee sanadkan lagu wado in ay dalka Ka dhacdo. War kasoo baxay  Qaramada Midoobay , Midowga Afrika ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo gaaray

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw oo galabtay ah soo gaaray  magaalada Gaalkacyo, Madaxwaynah dawalada puntland Dr cabdiwali maxamed cali gaas oo safar mudo...

View Article

Madaxwayne Gaas o ka jawaabay hadalkii Madaxwaynaha Soomaaliya

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goor dhaw Shir Jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo ayaa si kulul uga hadlay hadalkii Madaxweynaha dawladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Goobihii la qarxiyey iyo Isbitaalka Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Madaxweynha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii ugu dambeeyey safaro shaqo ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti ayaa maanta si weyn...

View Article


Barnaamij Gaara Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo

Madaxweynaha dawladda Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safarro shaqo oo u ugu maqnaa waddamada Itoobiya, Turkiga iyo Jabuuti. Soo dhoweyn kadib waxa uu boqosho ku tegey Madaxweynuhu suuqa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay inay taageersan yihiin...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula...

View Article

Ciidamada Puntland oo Xiray Shirkada Isgaarsiinta Golis Xarunteeda Magaalada...

Ciidamada Amaanka Dowlada puntland ayaa Xiray Xarunta shirkada isgaarsiinta Golis, qaybteeda Magaalada Garoowe ee caasimada Dowlada Puntland. Ciidamaadan Ayaa waxa ay yihiin Ciidamada gaarka ah ee...

View Article


Madaxweynaha Dawladda Puntland oo shacabka ugu baaqay in ka qayb qaataan wax...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  04 September, 2016 baaq  ku saabsan wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Gaalkacyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirro laga qaaday Muhaajiriin, oo abaal marin lagu Mutaystay

Sawir qaade reer Giriig ah oo lagu magacaabo Aris Messinis ayaa ku guulaystay Abaalmarinta sawirrada wararka ee loo yaqaano Visa d’Or, sawirrada uu abaalmarinta ku helay ayuu ka qaaday dad Muhaajiriin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Laascaanood

Dad caraysan oo gubay gaari ay Ciidamada Boolisku leeyihiin Laascaanood(Puntlland Post)-Rabashado xoogan ayaa ka soconaaya Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool, kuwaas oo ay iskaga hor yimaadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Deegaanka Puntland oo ka qaybgalay shirweynaha caalamiga ee biyaha...

Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden uga qaybgalay shirweynaha caalamiga ah ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Gobolka Sool oo ka hadlay rabshado maanta ka dhacay Laacsaano

Laas-caano (Puntland Post):- Sadex qof ayaa ku dhimatay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen iska-hor-imaad dhex Ciidamada Booliska Soomaaliland iyo dad caraysan oo k a dhacay Magaalada Laascaano ee...

View Article


Diyaarado Dagaal oo Duqeeymo ka wada Gobolka Sh/hoose.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Duqeeyn culus la la bartilmaameedsaday Fariisin Al-Shabaab ay ku leeyihiin Deegaanka Tooro Tooroow Ee G/Sh/Hoose. Diyaaradahaan oo...

View Article

Shirka Madasha wadatashiga qaran oo Maanta Muqdisho ka furmaya

Muqdisho(Puntland post)-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya uu ka furmo Shirka Madasha wadatashiga qaran ee hogaamiyaasha Soomaalida. Shirkaani oo ah kii ugu dambeeyay...

View Article


Xaalada laascaanood oo Dagan Maanta kadib Rabshadihii Shalay Kadhacay

  (Puntland Post):-   Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degen kaddib rabshado waxyeello dhimasho, dhaawac iyo khsaare maaliyadeed ah geystay oo shalay ka dhacay magaladaasi Ciidan aan badnayn ayaa...

View Article

Salva kiir oo Aqbalay in Ciidamo Dheerad Ah la geeyo Koonfurta Suudan

Salva Kiir Madaxwaynah koonfurta suudan  ayaa aqbalay ciidamo nabad ilaalin dheeraad ah la geeyo dalkiisa, kaddib booqasho  ay ugu xubno ka socda Golaha Ammaanka maalinimadii shalay magaalada Jubba....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo maanta dhagax dhigay dhismaha cusbitalka...

Madaxweynaha dawladda PuntlandDr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya...

View Article

Michael Keating “Waa in Xasan Sheekh xilkiisu ku dhamaado illaa 6-da November

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay muddada xilka ugu eg yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo xilliga sharciga...

View Article

Madaxweynaha Puntland oo u amba baxay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u amba baxay magaalada muqdisho, halkaas oo uu uga qayb geli doono shirka Madasha wadatashiga qaran oo noqonaya  shirkii ugu...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>