PUNTLAND POST waxay ugu hambalyaynaysaa ummadaha muslimka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada Ciidul ADXA oo ku began maalinta berito ah , Waxaan idin leenahay Ciid Mubaarak Kulu Caam Wa-antum Bikheyr.
Sidoo kale bahda PUNTLAND POST waxay uga mahad celinaysaa dhammaan akhristayaasha noo soo diray hambalyada ciida barakaysan, waxaanu si la mid ah u leenahay HAMBALYO HAMBALYO.
Allah ha inoo ka dhigo Sannadkan iyo Kiisa kaleba Nabad iyo Barwaaqo,Mar labaad naga gudooma Hambalyada Ciida.
Kulu Caam Wa-antum Bikheyr.
CIID MUBAARAK
Allahu-Akbar, Allahu-Akbar. La ila-ha ill-lal-lah. Allahu-Akbar, Allahu-Akbar. Wa-lilahill xamdu.
الله أكبر ، الله أكبر ، الله أكبر ، لا إله إلا الله ، الله أكبر ، الله أكبر ولله الحمد
PUNTLAND POST
The post CIID MUBAARAK “Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr” appeared first on Puntland Post.