Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Xasan Sheekh oo Shacabka ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Adxaa

$
0
0

Madaxweynaha xilkiisii dhamaaday ee dowladda Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Faraxada Munaasabada Ciidul Adxaa oo Maanta ku beegan.

Xasan Sheekh Ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in Ay Caawiyaan Dadka Danta yar ee ku Dhaqan Dalka Somalia.

Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ayaa dhanka kale Dadka ku dhaqan Muqdisho ugu baaqay in ay dul qaataan Maadaama Ay Xiran yihiin wadooyinka Muqdisho.

Ciidaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaa xili ay xiranyihiin wadooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.

Hooska ka dhageyso Warbixin.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Xasan Sheekh oo Shacabka ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Adxaa appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>