Soomaaliya oo kaalin wagaansan ka gashay Orodka Naafadda Adduunka.
Farxaan Cadaawe oo ah Soomaali naafo ah ayaa ka qayb galay tartan naafadda loogu qabtay magaalada Rio ee Dalka Brazil, wuxuuna maanta oo jimco ah ka galay tartankaas kaalinta 5aad ka dib markii uu...
View ArticleAmaanka Magaalada Muqdisho oo Sare loo Qaaday iyo Wadooyinka Muhiimka ah oo...
Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia Ayaa Maanta xiray wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho . Ciidamadaan oo isugu jiro kuwa Nabadsugid ah Boolis iyo Milatari ayaa Xiray Wadooyinka Makka...
View ArticleMadaxweyne Al-Bashiirka Suudaan oo Diiday in uu ka qeeybgalo Shirka IGAD ee...
Madaxweynaha Dalkaasi Sudan Cumar Xasan Al-bashir ayaa sheegay inuu joojiyay safar uu ku iman lahaa Somalia kaas oo lagu waday inuu kaqeyb galo kulanka wadama IGAD ee lagu wado in uu ka qabsoomo...
View ArticleBeesha Abokor Ciise oo taageertay in Xildhibaankooda loo wareejiyo Kismaayo
Nabadoonada,Waxgaradka,Ganacsatada iyo Haweenka Beesha Bokor Ciise ee Ciise Maxamuud ayaa kulan ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ayaa sheegay inay taageersanyihiin kurisigii...
View ArticleMicheal Keating oo shaki geliyay in dib u dhac ku iman Karo Doorshada soomaliya.
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Soomaaliya inay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, isagoo caddeeyay in Beesha Caalamka aanay...
View ArticleFalaaqayn: Kulanka Manchester Derby
Indhaha Mucaashaqiinta kubada cagta ayaa mar kaliya ku soo wada jeedsan doona goor dhow oo galabta ah garoonka Old Trafford marka ay labada tababare ee sida wayn u soo xifiltami jiray ee Jose Mourinho...
View ArticleXasan Sheekh oo ka hadlay Xirnaanshaha Waddooyinka Muqdish iyo shir...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay Shir madaxeedka IGAD ee todobaadkan ka dhacaya Muqdisho iyo tallaabooyinka la...
View ArticleDib u xasuuso balanqaadkii Madaxweyne Xassan Sheekh 4 sano kadib maxaa ka...
Muqdisho(Puntland Post)-Maanta oo ay Bisha September 2016 ay tahay 10 waxay ku beegan tahay xiligii sharciyan uu ku ekaa mudo xileedka Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud...
View ArticleManchester City oo Guul ka gaartay kulankii Manchester Derby
Manchester City ayaa guul ka gaartay kulankii Manchester Derby iyadoo Manchester United ku garaacday 2-1 kulan ka dhacay garoonka Old Trafford. Man United ayaa guul dareysatay kulankii ugu horeeyay...
View ArticleFaraca Bosaso Jaamacadda Muqdisho oo lagu soo kordhiyey maadooyin cusub
Maamulka Jaamacadda Muqdisho ee xarunta Boosaaso ayaa soo bandhigay qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey Jaamacadda, Ka dib markii uu sidaas warbaahinta ka sheegey Maamulaha Faraca Bosaso Dr. Abdullahi...
View ArticlePuntland iyo Somaliland oo la kala wareegay Baabuur iyo Maxaabiis
Puntland iyo Soomaaliland ayaa maanta la kala wareegay 8 Qof Maxaabiis ah yo Labo -gaari oo ah nooca Looyaqan Noohadda ,kuwaaso Muddo bila ah lagu kala haystay Magaaladaa Garowe ee Gobalka Nugaal iyo...
View ArticleDAAWO Faroole oo caawa shir jaraa,iid oo xasaasi ah ku qabtay Garowe
Garowe (Puntland Post):- Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Ahna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo shir jaraa’id caawa ku...
View ArticleXiriirka Kubadda Cagta Puntland Oo Koob U Furay Barakacayaasha Bosaso
Xiriirka kubad Cagta Puntland ayaa magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari koob uga furtay 16 kooxood oo ka tirsan barkacayasha magaaladda Bosaaso ee Xarunta gobolka Bari,Waxaana ka qeyb galaya...
View ArticleHal milyan iyo bar Muslimiin ah oo Taagan Banka Carafo
Hal milyan iyo bar Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha aduunka ayaa maanta taagan Banka Carafo, iyagoo gudanaya waajibaadka Xajka, waxaana muslimiinta sanadkaan nasiibka u yeeshay inay gutaan...
View ArticleDiyaargaroowga Ciida oo laga Dareemayo Muqdisho iyo Qiimaha Xoolaha Nool oo...
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia Ayaa waxaa Laga dareemayaa Diyaargaroow aad u balaaran oo ku aadan Maalinta Ciidul Adxaha oo Bari ku beegan. Suuqada ariga lagu iibiyo Ee Magaalada Muqdisho Ayaa...
View ArticleShirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo Fashil ku Dhamaaday .
Muqdisho(Puntland post)-Waxaa Qilaaf baahsan uu hareeyay shirka madasha wadatashiga qaran ee Muqdisho waxaana isga baxay Qaar kamid ah madaxdii ka qayyb-galeeysay shirkaasi. Madaxweynaha Puntland Dr...
View ArticleXal laga gaaray khilaafkii gollaha deegaanka Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal
Godobjiraan (Puntland Post):- Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dowladaha hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Cabdulaahi Xaashi Qoobdeero ayaa shalay gaaray Degmada...
View ArticleCIID MUBAARAK “Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr”
PUNTLAND POST waxay ugu hambalyaynaysaa ummadaha muslimka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada Ciidul ADXA oo ku began maalinta berito ah , Waxaan idin leenahay Ciid...
View ArticleXasan Sheekh oo Shacabka ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Adxaa
Madaxweynaha xilkiisii dhamaaday ee dowladda Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Faraxada Munaasabada Ciidul Adxaa oo Maanta ku beegan. Xasan Sheekh Ayaa...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo fariin adag u diray musharaxiinta
Madaxwaynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa u diray musharaxiinta u tartamaysa xafiiska Villa Soomaalia digniin adag taas oo ku saabsan ololahooda musharaxnimo. Xassan Shiikh...
View Article