Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qaar ka mid ah Wasiirada Arrimaha dibeda IGAD oo Muqdisho Gaaray

$
0
0
Xuxuuqda Sawirka: Abdirizak Atosh
Xuxuuqda Sawirka: Abdirizak Atosh

Wasiirada arrimaha dibeda ee dalalka Jabuuti, Kenya iyo Ugandha ayaa soo gaaray goor dhow garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo hor dhac  u ah Wafdiga Madaxweynayaasha Wadamada Urur Goboleedka IGAD .

Waftida Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey Masuuliyiin ka tirsan xukuumada federaalka Soomaaliya.

Madaxweynayaasha dalalka IGAD ayaa goor dhow la filayaa iney igaguna soo gaaraan magaalada Muqdisho, waxaana garoonka goor dhow gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxda kale oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Qaar ka mid ah Wasiirada Arrimaha dibeda IGAD oo Muqdisho Gaaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>