Madaxda dalka oo dadweynaha Muqdisho kala qebgashay Salaada ciidul Adxa
Madaxweynaha dowladdda Federaaka Soomaaliya, guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Madaxweynaha Puntland ,xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Federlaka Soomaaliya ayaa boqolaal...
View ArticleEng. Camey oo dadweynaha Gaalkacyo kala qebgalay Salaada ciidul Adxa
Gaalkacyo-(Puntland Post) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng. Cabdixakin Camey iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland ayaa saaka boqolaal...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay sirta ka danbeysa weerarada Galmudug
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo maanta boqolaal shacab ah kula hadlay garoonka Mira-Awaare ee Garowe kadib salaadii Ciida ayaa ka digay colaada loo durbaan garaacayo ee...
View ArticleMagaalada Garowe oo maanta si weyn looga ciiday
Muslimiinta ku nool Garowe ayaa maanta si weyn ugu ciiday munaasabada ciidul ADXA,Iyadoona dadka oo faraxsan isugu soo baxeen wadooyinka iyo goobaha lagu cibaadeysto. Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo hambalyadda ciidda u diray Shacabka Puntland.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 12 September, 2016 waxaa uu salaaddii ciida ku tukaday masjidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho, wuxuuna hambalyada ciidda...
View ArticleJaaliyadda Turkiga oo deeq u geysay xarumo ku yaala Garoowe
Cabdirasaaq Maxamed Agoon oo ay soo wakiilatay Jaaliyad u dhalatay dalka Soomaaliya oo ku nool dalka Turkiga ayaa maanta ku wareejiyey ari loogu tala-galay munaasabadda Ciidul ADXA xarumo ay ka mid...
View ArticleBosaso oo si weyn ugu dabaal degtay munaasabada Ciidul Adxa
Bosaso (Puntland Post):- Magaaladda Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta si weyn looga dabaal degay munaasabada ciidul Adxa , Waxaa isugu soo baxay barxadda kubbada cagta ee Isbartiimada...
View ArticleDowlada Denmark oo dhismo casriya ka hirgalisay Bosaso
Bosaso (Puntland Post):- Dhisme ka kooban labo dabaq oo ay wadaagayaan Wasaaradda Dekedaha iyo Ciidanka Dekeda Bosaso ayaa maanta si rasmiya loogu wareejiyay Dowlada Puntland, Waxaana ka qeyb galay...
View ArticleJubbaland oo howl-gal kusoo qabtay rag ka tirsan Al-Shabab
Kismayo (Puntland Post):- Ciidamada Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka tirsan Al-Shabaab iyo hub ay wateen, kadib markii ay dhowaan la wareegeen deegaano dhaca duleedyada magaalada Kismaayo....
View ArticleShir madaxeedka IGAD oo maanta ka furmaya Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Post) Shir madaxeedka wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ayaa maanta waxaa uu ka furmi doonaa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho sida uu qorshuhu yahay . Waxaana ka qeybgali...
View ArticleIGAD summit to kick off in Mogadishu
Heads of State and Government from the Intergovernmental Authority (IGAD) are expected to hold their summit in the Somali capital, Mogadishu for the first time since the regional body was established...
View ArticleAmal-Bank oo dhar iyo xoolo nool gaarsiiyay Xarumaha dhimirka iyo Agoomaha...
Shirkada Xawaalada Amal-Bank faraceeda Gaalkacyo ayaa deeq gar gaara oo isugu jirtay dharka ciida oo dhamaytiran iyo xoolo nool gaarsiisay Xarunta Dhimirka Hawaynka iyo xarunta Agoomaha ee magaalada...
View ArticleAl-Shabaab oo Dhoolatus millateri ku soo bandhigay Degmada Galhareeri ee G/...
Al-Shabaab ayaa dhoolatus millateri ku soo bandhigey degmada Galhareeri oo ka tirsan Gobolka Galgaduud halkaasi oo kamid ah degmooyinka ay gacanta ku hayaan. Al-Shabaab ayaa Ciidamo iyo gaadiidka...
View ArticleQaar ka mid ah Wasiirada Arrimaha dibeda IGAD oo Muqdisho Gaaray
Xuxuuqda Sawirka: Abdirizak Atosh Wasiirada arrimaha dibeda ee dalalka Jabuuti, Kenya iyo Ugandha ayaa soo gaaray goor dhow garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo hor dhac...
View ArticleIsku Socodka Dadka iyo Gaadiid Ee Muqdisho oo Hakad ku jira
Waxaa Guud ahaan Hagad ku jira isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka Ee Magaalada Muqdisho Waxaana Goob kasta ku Sugan Ciidamo katirsan kuwo Dowlada Somalia. Maalmihii la soo Dhaafay Ayaa waxaa Dadka loo...
View ArticleMadaxda Wadamada Bariga Afrika oo Muqdisho ka soo Dagay iyo Shirka IGAD oo...
Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Somalia Soo Gaaray Qaar kamid ah Madaxda Wadamada Africa. Waxaana ka mid ah Ra’isilwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn Madaxweynaha Wadanka Uganda...
View ArticleWariye C/Casiis Afrika oo Caawa Muqdisho ku Dhaawacmay
Ciidamo kawada tirsan dowladda soomaaliya ayaa kuwada dagaalamay degmadda boondheere Ee Gobolka Banaadir. Ciidamadaan Ayaa waxa ay Ahaayeen Ciidamo ka kala tirsan Boolis iyo Milatari . Waxaana...
View ArticleCaaqil Cabdulaahi Faroole oo lagu aasay Garowe
Garowe (Puntland Post):- Allaha u naxariistee waxaa galinkii danbe maanta lagu Aasay qabuuraha Sheekh Yaasiin ee magaalada Garowe Caaqil Cabdulaahi Sheekh Maxamed Maxamuud (Faraweyne),ahaa nabadoon...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Jowhar ku Wajahan
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Goordhow lagu Wadaa in uu Gaaro Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Masuuliyiin katirsan Madaxtooyada Somalia ayaa Puntland Post u Sheegay in...
View ArticleGudoomiyihii Al-Shabaab Ee Ceel-Garas oo La Toogtay
Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelgaras ee degmada Ceelbuur Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in xalay deegaankaas lagu dilay Gudoomiyihii Al-shabaab u qaabilsanaa deegaankaas oo Lagu magacaabi...
View Article