Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo la soo gaba gabeeyay

$
0
0

Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida kaas oo mudo dhowr maalmood ah ka socday Magaalada Muqdisho.

Hogaamiyaasha madasha ayaa isku mari waayeen qodobo dhowr ah  oo ay isku hayeen , waxaana arinta muranka xoogan ka taagnaa ay ahayd dhismaha aqalka sare.
Hogaamiyaasha ayaa markii danbe ku heshiiyay in Aqalka sare loo daayo xubnihii markii hore lagu heshiiyay ee ahaa 54-xubnood lagana reebo xubno dheeraad ah oo dib looga daray shirarkii Baydhabo iyo Muqdisho ka dhacay

Goor dhow la soco warmurtiyeedka shirka Madasha wadatashiga Qaran.

c2

c5

c6

c7

c8

The post Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo la soo gaba gabeeyay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22938

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>