Communique of the 28th IGAD Extra Ordinary Summit in Mogadishu
The post Communique of the 28th IGAD Extra Ordinary Summit in Mogadishu appeared first on Puntland Post.
View ArticleSomaliand oo Qaadacday Qodobadii ka soo baxay Shirkii IGAD Ee Muqdisho
Maamulka Somaliand Ayaa Si aad ah uga Carooday Shirkii Madaxda Wadamada IGAD Ee Ka Furmay Magaalada Muqdisho Shalay oo Talaado aheyd. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) oo Xalay Waqti...
View ArticleWadooyinka Muqdisho Oo dib u Furay Maanta
Waddooyinka Muqdisho ayaa maanta dib loo furay, kadib lix maalmood oo u xirnaa ammaanka Shir Madaxeedka IGAD oo shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Gaadiidka gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadweynaha...
View ArticleShirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo la soo gaba gabeeyay
Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay shirka madasha wadatashiga Hogaamiyayaasha Soomaalida kaas oo mudo dhowr maalmood ah ka socday Magaalada Muqdisho. Hogaamiyaasha madasha ayaa isku mari waayeen qodobo...
View ArticleDE DEG: Wasiir Katirsan Maamulka Gal-Mudug oo Is casilay.
Wasiirka Maaliyada Maamulka Gal-Mudug Cali Siciid Cumar Ibraahim Ayaa Goordhow Shaaciyay in uu iska Casilay Xilka Wasiirka Maaliyada Maamulkaasi War Goordhow laga Soo Saaray Wasaarada Maaliyada Ee...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo ka qayb-galay xaflad lagu shaacinayo warmurtiyeedka...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 Sep, 2016 waxaa uu magaalada muqdisho kaga qayb galay munaasabad lagu shaacinayay War-murtiyeed kasoo baxay shirkii ay...
View Article140 Ardey ah oo ka qalin-jabisay Jaamacadda bariga Afrika ee Garowe
Garowe (Puntland Post):- Xaflad si heersare ah loo soo agaasimey ayaa maanta waxaa lagu qabtay jaamacadda Bariga Afrika-Garowe , xafladdaan waxaa ku qalinjabinayey arday tiradoodu tahay 140 arday ,...
View ArticleHub lagu qabtay dekeda magaalada Bosaso
Dekedda Magaalada Boosaaso ayaa lagu soo bandhigay Lix baastooladood oo si qarsoodi ah loogu soo qariyey Dooni ganacsi oo ku soo xiratay Dekedda Boosaso laguna magacaabo Shamis 3, waxaana ay ciidanka...
View ArticleAkhriso warmurtiyeedka kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga ee Muqdisho
Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016 Muqdisho 06-14 Seteembar 2016 Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016. Kulanka waxaa...
View ArticleGaari Miino kula Qaraxday Gobolka Jubbada Hoose
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in gaari Dad rayid ah ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday inta u dhaxeysa Deegaanka Buulo-Guduud iyo Magaalada Kismaayo. Wararka ayaa...
View ArticleCiidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada oo isga baxay deegaan Muhiim Ah Gobolka...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Moqori ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowlada Somaliya iyo AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ay halkaasi saakay Waabarigii isga baxeen. Goob...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo Gaaray Jowhar
Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goordhow Gaaraya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Diyaaradii Siday Madaxweynaha Somalia ayaa hadda Ka dagatay Garoonka...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Garoowe ku Wajahan
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas oo Baryihii ugu dambeeysay ku Sugan Magaalada Muqdisho Ayaa Goordhow lagu Wadaa in uu ka Amba baxo Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Gaas ayaa...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo Jowhar ka Furay Shirka Maamul u sameeynta...
Puntland Post (Jowhar) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe Ayaa halkaasi ka daahfuray Shirka Maamul u sameeynta Gobolada Sh/Dhexe iyo...
View ArticleMadaxweynaha dawladda Puntland oo si diirran loogu soo dhoweeyey Magaalada...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelayey shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay...
View ArticleBosaso Jamacada Bariga Afrika oo imtixaan ka qaaday arday cusub
Bosaso (Puntland Post):- Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda magaalada Bosaaso ayaa saaka intaxaanka aqbalaada ka qaaday ardayda Sanadkan iska diwaangelisey waxbarashada sare ee Jamacada Bariga Afrika....
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo ka waramay Shirkii Muqdisho
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee Puntland uga qayb gelay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee dhowaan kusoo xirmay magaalada...
View ArticleSiyaasi Bosaso uga dhawaaqay musharax u taagan xubinta baarlamanka Somalia
Musharax Barishkolo oo ka tirsanaa Xukuumaddii hore ee Dr Faroole Bosaso (Puntland Post):- Siyaasi Maxamuud Xaaji Saalax(Barishkolo) oo horay Wasiir uga soo noqday Puntland ayaa maanta kaga dhawaaqay...
View ArticleBoosaso Musharax Qado Sharaf U Sameeyey Beesha Siwaqroon
Bosaso (Puntland Post):- Qado Sharaftan Uu Musharaxa Xilka Barlamanka Somaliya Maxamed Siciid Saalax Uu La Qatay Besha Abokor Cabdirixmaan Ee Siwaqroon Ayaa Ahad Mid uu Kaga Dalbanayay Tagerida...
View ArticleMadaxda Warbaahinta iyo Ururka MAP oo hambalyo u diray wariyaal qalin-jabiyay
Garowe (Puntland Post):- Waxaa dhawaan Jaamacaddaha PSU iyo EAU oo ku yaala magaalada Garowe ka qalinjabiyey Cabdirizaaq Maxamed Xayir,Maxmed Cabdicasiis Cismaan { Dhuub },Faadumo Maxamed Maxamuud...
View Article