Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

DE DEG: Wasiir Katirsan Maamulka Gal-Mudug oo Is casilay.

$
0
0

Wasiirka Maaliyada Maamulka Gal-Mudug Cali Siciid Cumar Ibraahim Ayaa Goordhow Shaaciyay in uu iska Casilay Xilka Wasiirka Maaliyada Maamulkaasi

War Goordhow laga Soo Saaray Wasaarada Maaliyada Ee Gal-Mudug Ayaa lagu Sheegay in Wasiirkii Maaliyada Cali Siciid Cumar Ibraahim uu is casilay Goordhow.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxa ay sheegayaan in Qilaaf baahsan uu baryihii ugu dambeeysay ka dhaxtaagnaa Wasiirka Maaliyada iyo Madaxweynaha Gal-Mudug.

Horay ayaa waxaa isku Casilay Xubno Wasiiro Ahaa oo katirsan Maamulka Gal-Mudug kuwaasi oo la sheegay in is Qilaafeen Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed

PUNTLAND POST

The post DE DEG: Wasiir Katirsan Maamulka Gal-Mudug oo Is casilay. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>