Dhacdooyinka Todobaadka oo lagu soo qaatay Chanelka Somalichanel iyo dhacdooyinkii ka dhacay magaalada Kismaayo, ayaa dhacdooyinkaas waxaa ka hadlay Madaxweynaha iyo M/kuxigeenka Jubbaland State, oo Eeda dagaalkaas dusha uga tuuray DF ee Soomaaliya, Halka Madaxweynaha DF ee Soomaaliya, iyadoo la ogyahay inuu dagaalkaas iyo qaskaas uu isagu ka danbeeyey af-gobaadsaday , isagoo ku baaqay nabadgelyo.
Waxaana Dhacdadaas ka hadlay oo kale raiisal wasaare Saacid oo si kooban uga hadlay dagaaladaas iyo Bada soomaaliya ee la sheegay in Dowladu ay u hibaysay Kenya.
Daawo Video-ga
Puntlandpost.com