Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay New York

$
0
0

Bratamaha Magaalada New York Gaar Ahaan Xaafada  la yiraahdo Chelsea oo Ku Taala Degmada Mannhatta  Ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi Fiidkii uu ka dhacay Qarax Qasaare Geeystau.

Qaraxani oo Ay Warar kala duwan ka soo baxayaan ayaa waxa ay sheegayaan in uu Ahaa Bam ku Qatxay Tobo Mareeysay Xaafadaasi.

Ugu yaraan 30 Qof ayaa ku dhaawacantay Qaraxaasi kuwaasi oo ahaa dadkii daganaa xaafada iyo dad wadada marayay.

Sidoo kale Qaraxaasi ayaa waxa uu geeystay bur bur Hantiyadeed oo waxaa bur buray Gaadiid iyo Xaafado qaraxa uu haleelay.

Ciidamo katirsan kuwa amaanka Ayaa Goobta soo Gaaray kuwaasi oo Bilaabay Baaritaanka qaraxa iyo waxa sababay.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Qarax Qasaare Geeystay oo ka dhacay New York appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>