Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ka dhacay Weerar ismiidaamin Ah oo La la eegtay Mid kamid ah Saraakiisha Sar Sare Ee Ciidamada Xooga Dalka somalia.
Allaha u naxariistee Genera Maxamed Jimcaale Rooble Gen Goobaale oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Ayaa ku Dhintay Qaraxaasi .
Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaa lagu dhuftay Gaarigiisa oo marayay inta u dhaxeysa Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Guulwadeyaasha ee Magaalada Muqdisho sida ay noo sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka.
Sidoo kale waxaa Qaraxa ku dhintay Ciidan la saarnaa Gaari,inkastoo aan la sheegin Tiradooda.
Faah Faahinta Dib kala soco
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
The post Sarkaal Milatariga Soomaaliya oo Qarax Lagu Dilay Muqdisho appeared first on Puntland Post.