Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

qaabka Qabiilada Sh/Dhexe iyo Hiiraan Ay u helayaan Xildhibaanada oo la soo Saaray

$
0
0

Wasaarada Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa Soo Saartay Qaabka loo kala siiyay Xildhibaanada Beelaha Daga Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Xildhibaanadaan oo ay tiradooda Gaareeyso 71 Xubnood ayaa Ah Xildhiaanada Baarlamaanka ee Maamulka loo sameeynayo Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan.

Hoos ka Akhriso Shaxda Xildhibaanada

1- Abgaal 15

2- Xawaadle 13

3- Gaaljecel 12

4- Jareer weyne 11

5- Gugundhabe 11

6- H/gidir 5

7- Moobleen 3

8- Ciise Muddulood 3

9- Hiilibi 2

10- Shiiqaal 1

11- Reer Aw xasan 1

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post

The post qaabka Qabiilada Sh/Dhexe iyo Hiiraan Ay u helayaan Xildhibaanada oo la soo Saaray appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>