Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Soomaaliya: ” Gor Gortan kama Galeeyno Biyaheena”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Ah Ee Somalia ayaa ka hadlay Dacwada badda ee u dhaxeeysa Dowladaha Kenya iyo Somalia oo maanta ka bilaabmeeysa Dalka Holand. Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa sheegay in...

View Article


Wasiirka Amniga Somaliya oo beeniyay in uu iscasilayo

Wasiirka Amniga gudaha dawladda Federalka ee Soomaaliya C/risaq Cumar Maxamed ayaa been abuur ku tilmaamay in uu ku howlan yahay sidii uu xilkaas isaga casili lahaa, uuna u noqon lahaa musharax u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo maanta la kulmay Wafdi ka socda hay’adda STAIT

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 September, 2016 Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay  Madax ka socotey hay’adda qaramada midoobey u qaabilsan  ka hor tagga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxda Somaliya oo ka qaybgashay Salaadii Janaasada Marxuum Goobaale

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee marxuum S/Guuto Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo shaley qarax ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Odoyaasha Buuhoodle oo baaq cabasho u diray Madaxweynaha Puntland

Buuhoodle (Puntland post):- Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Cayn ayaa shir ay isugu yimaadeen ugu baaqay Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas inuu soo fara-galiyo sidii wax looga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaali Fuliyey Weerarkii Minnesota

Daahir Axmed Adan. Saint Cloud-(Puntland Post):- Nin Toorrey ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla magaalada Saint Cloud ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in...

View Article

Maxkamada Hagua oo Maanta dhagaysanysa Dacwadda Soomaliya Ee dhanka Badda

Dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta gashay wajigii labad waxan maanta galdacwadeedkeeda la dhagaysanaya  dawalada somaliya iyadoona maalintii shalay ahad la dhagysatay...

View Article

qaabka Qabiilada Sh/Dhexe iyo Hiiraan Ay u helayaan Xildhibaanada oo la soo...

Wasaarada Arimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa Soo Saartay Qaabka loo kala siiyay Xildhibaanada Beelaha Daga Gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan. Xildhibaanadaan oo ay tiradooda Gaareeyso 71 Xubnood ayaa Ah...

View Article


Ra’iisul wasaaraha Somaliya oo Garowe ku soo wajahan

Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta kusoo wajahan magaalo madaxda Puntland ee Garowe , waxaana laga dareemayaa magaalada Garowe qaban qaabo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarunta Tira-koobka Puntland oo qorshe loo dejinayo

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir qorshe loogu dejinayo xarunta tira-koobka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Waxaana kazoo qeyb galay shirkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Garowe” Shir dib loogu eegayo qorshaha horumarinta 5ta sano ee Puntland

Garowe (Puntland Post):- Kulan ku saabsan dib eegista qorshaha horumarinta 2aad ee 5ta sano ayaa maanta ka furmay xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ku leedahay magaalada Garowe,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafti kala hadlay Wasaaradda Deegaanka Puntland Isticmaalka biyaha dhulka

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti sare oo kasocda xafiiska hay’adda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya oo si diirran loogu soo...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 September, 2016 Magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali...

View Article


Puntland oo maanta xukun ku riday 54 ka mid ah Alshabab

Garowe (Puntland Post):- Maxkamada ciidamada qalabka sida Dowladda Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday maxaabiistii Alshabaab ee lagu hayay xabsiga dhexe ee magaalada Garowe, koowada aan...

View Article

Daawo:- Soo dhaweynta Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid ee Garoowe.

The post Daawo:- Soo dhaweynta Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid ee Garoowe. appeared first on Puntland Post.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Haweenka Puntland oo kormeertay guryo loo dhisayo Naafadda iyo...

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Drs Aniso Xaaji Cabdulqaadir Muumin ayaa maanta kormeer ku samaysay halka ay marayaan dhismayaasha labo guri oo Garowe looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe oo lagu soo bandhigay buug uu qoray Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud

Garowe (Puntland Post):- Waxaa caawa lagu qabtay magaalada Garowe munaasabad lagu soo bandhigayo afar buug oo uu alifay Qoraa Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Awmuuse, waxaana kazoo qeyb galay goobta...

View Article


Madaxweynaha Puntland iyo Ra’isilwasaare Cumar oo Dangoroyo ku Wajahan

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas iyo Ra’isilwasaaraha Somalia Mudane Cumar C/rashiid Cali sharmarke ayaa Maanta ku wajahan Degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal. Qaban Qaabo...

View Article

Mareykanka oo Rushka ku eedeyay duqentii Baabuurtii Gargaarka siday

Sarkaal dowlada Mareykanka u hadalay aya BBC-da u sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ay mas’uul ka yihin duqeymihii loo gestay kolonyo baabuur ah oo siday gar-gaar kuwaas oo isniintii la soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dibad Bax Balaaran oo Muqdisho ka socda

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka soconayo dibad bax balaaran oo ay dhigayaan dadka ku Dhaqan Magaalada Muqdisho. Dibadbaxaan ayaa hadda waxa uu si toos ah uga soconayaa...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>