Warsaxaafadeed Ka soo baxay Xafiiska Ra’isilwasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa Laamaha Amniga Dowlada Somalia lagu amray in ay Dhoowraan Xuquuqda Musharixiinta u tartamaya xilka madaxtinimo Ee Somalia.
Hoos ka Aqriso Warsaxaafadeedka.
PUNTLAND POST
The post Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Amray in la dhowro Xuquuqda Musharaxiinta appeared first on Puntland Post.