PUNTLAND POST ayaa ku rajo weyn inay saacadaha soo socda dadweynaha usoo gudbiso warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan halka ay mareyso shaqada garoonka diyaaradaha magaalada Garowe,Balse hadda waxaa halkan kusoo gudbinaynaa Sawiro horudhac u ah warbixinta muuqaalka ee soo socota.
Sawiradan ayaa ka turjumaya halka ay mareyso shaqada dhismaha Garoon Diyaaradeed oo Caalamiya oo ka socdo Caasimada Puntland ee Garowe.
Wariyaha Puntland Post Abshir Xaaji Cabdulaahi (Abshir Dhiirane). Gudoomiye kuxigeenka guddiga arrimaha gudaha baarlamanka Puntland Xildhibaan Maxamed Axmed Jaceel, Hoodo Cabdiraxmaan Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka iyo Asxaab kale ayaa maanta oo Jimce ah booqasho gaaban ku tagay Garowe International Airport.
Hadaba hoos ka daawo sawiro horudhac u ah warbixinta muuqaalka ee soo socota.
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST
The post Nasashada Jimcaha Garowe international Airport appeared first on Puntland Post.