Ka dib booqasho gaaban oo uu maalintii shalay ku tagay Garoonka Diyaaradaha Garowe Wariyaha Puntland Post Abshir Xaaji Cabdulaahi (Abshir Dhiirane) waxa suurto gashay inuu dadweynaha uga soo tabiyo warbixin uu dhinacyo badan kaga eegayo qaabka shaqada garoonku u socoto.
Booqashada uu ku tagay Garoonka Abshir Dhiirane waxaa ku wehlinayay Gudoomiye kuxigeenka guddiga arrimaha gudaha baarlamanka Puntland Maxamed Axmed Ibraahim, Xubno ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka iyo Asxaab kale.
Hadaba Daawasho wacan warbixin xiiso leh oo muuqaal ah taas oo ay Puntland Post uga hadlayso halka uu marayo garoonka diyaaradaha Garowe.
PUNTLAND POST
The post Daawo halka uu marayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe appeared first on Puntland Post.