Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Wariye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

$
0
0

Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho lagu Dilay Wariye C/casii Maxamed Cali Xaaji oo ka mid ahaa Wariyeyaasha ka howlgalayey Magaalada Muqdsisho.

Marxuumka ayaa la sheegay in dableey hubeysan ay rasaas ku fureen xilli uu kusugnaa Isgoyska Jiiro garoob Ee Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho.

C/casiis Xaaji ayaa waxa uu ka mid ahaa Shaqaalaha Raadiyaha Shabelle waxaana lasoo warinayaa in meydkiisa goobta laga qaaday.

C/casiis Xaaji ayaa hore ula soo shaqeeyey Idaacadii Haatuf Ee Isla Muqdisho ku taalla.

Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Wariye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>