Boqolaal ardey ah oo maanta u fariistay Imtixaanka aqbalaada Jaamacadda PSU
Garowe (Puntland Post):- jaamacadda PSU ka bilawday imtixaanka aqbalaada ardayda cusub ee sanad jaamacadeddka 2016-2017 kaas oo ay u fariistaeen ardaydii dhawaan kasoo qalin jabisay dugsiyada sare...
View ArticleMadaxweynaha Somalia: “India waxaan kala hadleynaa arrimaha dhaliyaro...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India...
View ArticleCiidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada oo Hakad Galiyay Ganacsiga Suuqa Bakaaraha
Ciidamada Dowlada soomaaliya ayaa Maanta Howl-galo ka sameeyay Gudaha suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale goobaha ku teedsan. Ciidamada ayaa la sheegay in ay aad ubuux dhaafiyeen...
View ArticleClinton iyo Trump oo Dood kulul Dhexmartay
Waxaa markii ugu horeysay ay dood kulul dhex martay musharrixiinta madaxtinnimda Mareykanka, Hillary Clinton iyo Donald Trump oo si toos ah looga baahinayay telefishinnada Caalamka. Dooda oo socotay...
View ArticleWasiirka Maaliyadda Puntland oo soo xajiyey ayaa soo gaaray Bosaso.
Garowe (Puntland Post):- Wafdi ballaaran uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xaaji Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa galabta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso,...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada Puntland oo maanta daahfurtay mashaariic cusub
Garowe Puntland Post):- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta daah furtay labo mashruuc oo waaweyn , kuwaas oo ku saabsan horumarinta xarumaha waxbarashada dhulka...
View ArticleR.W Cumar oo ka biyo diiday go’aankii Guddiga Doorashada Dadban
Muqdisho, 27 September, 2016…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada...
View ArticleGarowe oo lagu daahfuray barnaamij maalgelin iyo horumarinta ganacsiga...
Amal Bank iyon Hay’adda Spark ayaa maanta magaalada Garowe ku so bandhigtay barnaamijka maalgelinta iyo hormarinta ganasiga Qurba-joogta. Ugu horeyntii waxaa madasha ka hadlay maamulaha guud ee...
View ArticleYaa ku haboon hogaaminta Soomaaliya 2016 ? dood cilmiyeed Garowe
Garowe (Puntland Post):- Waxaa lagu qabtay galinkii danbe ee maanta magaalada Garowe,Dood cilmiyeed ku saabsan Yaa ku haboon hogaaminta Soomaaliya sanadka 2016 ilaa `2020 ? iyo sida loo heli karo...
View ArticleWariye Lagu Dilay Magaalada Muqdisho
Waxaa Caawa Magaalada Muqdisho lagu Dilay Wariye C/casii Maxamed Cali Xaaji oo ka mid ahaa Wariyeyaasha ka howlgalayey Magaalada Muqdsisho. Marxuumka ayaa la sheegay in dableey hubeysan ay rasaas ku...
View ArticleCiidamada Puntland iyo koox lagu tuhunsan yahay Al-shabaab oo ku dagaalamay...
Gaalkacayo(Puntland Post)-Ciidamada Puntland ayaa xalay saq dhexe weerar ku qaaday meel dhanka Bari kaga beegan Magaalada Galkacayo laguna magacaabo jeexdin, xigtana dhinaca koonfur Bari Gaalkacayo...
View ArticleWasiirka Maaliyadda puntland oo Shir la qaatay Madaxda Ilaalada Cashuuraha
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xaaji Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Airporka Boosaaso,Laanta Cashuuraha berriga iyo kantaroolka iyo furdada magaalada...
View ArticleBorussia Dortmund & Real Madrid oo Barbaro Galay kulankii Champions Leaque-ga
kulamadii xalay dhacay Kooxaha Borussia Dortmund iyo Real Madrid ayaa barbar dhac 2-2 ah ku kala baxay kulan adag oo ka tirsanaa kulamada labaad ee Champions Leaqueg-a ciyaarka dhacday garoonka Signal...
View ArticleAllaha u naxariisto Wariye C/Casiis Haaji oo Muqdisho lagu Aasay
Allaha u naxariistee Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuum Ex Wariye C/casiis Cali Xaaji oo kamid ahaa wariyaasha ka howlgala Idaacada Shaballe Ee magaalada Muqdisho. Aaska Marxuum...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay hawlgalkii Bariga...
Gaalkacayo(Puntland Post)-Kadib hawlgalkii ay xalay Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Dawlada Puntland ka sameeyeen Bariga Magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa soo baxaaya warar dheerada oo la xiriira...
View ArticleFaah-faahin weerar ay ka qayb-qaateen diyaaraddo iyo ciidanka Puntland...
Howlgalkii ugu horreeyay oo diyaaraddo ay ka qayb-qaateen ayaa ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug xilli dambe oo xalay ah,sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan...
View ArticleWarbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay...
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28 September, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Mashruuca dhismaha Jaamacadda Maakhir Eng. Majdi Abu Rixaab iyo xubno ka...
View ArticleXog ku saabsan weerarkii maanta duleedka Gaalkacyo
Gaari la duqeeyay Subaxnimadii hore ee maanta waxaa soo baxey in ciidamo ka tirsan Puntland ay weerar ka fuliyeen meel Gaalkacyo bariga uga beegan 15 Km una dhexaysa Jeexdin iyo Garoonka Diyaaradaha...
View ArticleMaraykanka oo sheegay inay ku dileen weerarkii Gaalkacyo 9 ka mid ah Al-shabaab
Dawlada Maraykanka ayaa ka hadashay weerarkii ka dhacay meel dhanka Bari kaga beegan Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug, laguna bartilmaameed saday maleeshiyaad halkaas ku sugnaa. Afhayeen u...
View ArticleNatiijooyinkii kulamadii Champions League
Xalay waxaa garoomada Yurub laga ciyaaray kulamo aad u xiiso badan oo ka tirsan kulamada labaad ee koobka Champions League, waxaana kulamadii dhacay ahaayeen Group A , Group B, Group C, Group D...
View Article