Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Golaha wasiirada Somalia oo ka hadlay moowqifkooda Duqeeyntii Mareykanku uu Mudug ka Fuliyay

$
0
0

Kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya maantay oo taariikhdu tahay 29 September 2016 ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Shacabkii iyo Ciidamada Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Goluhu wuxuu walaac ka muujiyay sheegashada Puntland ee duqeyntaas. Sidoo kale Goluhu wuxuu ka codsaday Dowlada Maraykanka inay sharraxaad waafi ah ka bixiso weerarkii ay dayuuradaheedu ku qaadeen Ciidanka Daraawiishta Galmudug.

Hoos ka aqriso War – Murtiyeedka.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

 

PUNTLAND POST

The post Golaha wasiirada Somalia oo ka hadlay moowqifkooda Duqeeyntii Mareykanku uu Mudug ka Fuliyay appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>