Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Lagu sheegay in laga bilaabo Taariikhda oo maanta ku beegan 1/10/2016 In la hakiyay dhamaanba Howlihii Hay’addaha Dowlad Goboleedka Galmudug.
PUNTLAND POST
The post Madaxweynaha Gal-Mudug oo Joojiyay Dhamaan Howlihii Maamulkaasi appeared first on Puntland Post.