Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Awaamiir Culus oo Dhanka Amniga ah oo lagu soo rugay Shacabka Muqdisho.

$
0
0

Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa ka dhacay kulan looga hadlayay Amaanka Caasimada somalia Ee Muqdisho oo Qarax shalay uu ka dhacay.

Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeeybgalay Maamulka Gobolka Banaadir ee dowlada Somalia oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sh.Yuusuf Xuseen Jimcaale Laamaha Nabadsugida Booliska iyo AMISOM.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Goobtaasi ka sheegay in Gurigii lagu qabtaa Rag katirsan Al-Shabaab Dhamaan Reerka Qooyska la xiri Doono Gurigana la la wareegi Doono oo Dowladu ay la wareegi doonto.

Gudoomiyaha ayaa Shacabka Muqdisho ugu baaqay in ay kala qeeyb qaataan Sugida amaanka Magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Waxaa isbadal Lagu Sameeyay Laamaha amaanka Dowlada Somalia iyada oo Xil ka qaadis Lagu sameeyay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Cabdi Xakin Fareey

Hoos Dhageyso Warbixinta.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Awaamiir Culus oo Dhanka Amniga ah oo lagu soo rugay Shacabka Muqdisho. appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>