Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22938 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isilwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Gaaray Magaalada B/weyne

Wafdi uu Hogaaminaayay Raisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga Raisulwasaare  ku-xigeenka ayaa waxaa...

View Article


Awaamiir Culus oo Dhanka Amniga ah oo lagu soo rugay Shacabka Muqdisho.

Magaalada Muqdisho Ayaa waxaa ka dhacay kulan looga hadlayay Amaanka Caasimada somalia Ee Muqdisho oo Qarax shalay uu ka dhacay. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeeybgalay Maamulka Gobolka Banaadir ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo Soo Bandhigtay Askari Kenyan Ah oo Gacanta ugu jiro

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal Video ah oo ka soo muuqday Askari u dhashay dalka Kenya oo Shabaab ay gacanta ku hayaan, kaasi oo lagu qabtay dagaalkii xooganaa oo  ay ku qaadeen Saldhiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga...

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 Oct, 2016 Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweenka Puntland oo loo raadinayo qoondo miisaaniyadd u gaar ah.

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu daahfuray xarunta Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Arrimaha Qoyska Puntland Barnaamij lagu raadinayo qoondada miisaaniyadda haweenka ee heer Puntland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Deegaanka Puntland oo soo arkay burburka Isbitaalka Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dawlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta booqasho ku tagay isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo bur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergada shirka Jowhar oo bilaabay aqrinta dastuurka dowlad goboleedka Hiiraan...

Qabya qoraalka datuurkan dowlad gobooledka Hiiraan iyo Sh-dhexe oo ka kooban 7 cutub ayay guda galeen aqrintiisu ergada shirka dhismaha dowlad goboleedka. Qabya qoraalka ayaa waxa ku jira cutubya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

in Kabadan 50 Ruux oo ku Geeriyootay Rabshado ka dhacay Dalka Itoobiya

Inta la xaqiijiyay 52-qof ayaa  dhimatay kadib isbuurasho ka dhacday dalka Itoobiya  xili booliisku ay xabado iyo gaaska dadka kaga ilmeeysiiya u adeegsadeen dad isugu soo baxay munaasabad diimeed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sannad guurada Jubbaland TV oo Garowe lagu qabtay

GAROWE (Puntland Post):- Munaasabad lagu maamusayay sannad guuradii Koowaad ee kasoo wareegtay Aas-aaska Muqaal baahiyaha Jubbaland TV ayaa maanta lagu qabtay magaalo madaxda Puntland ee Garowe....

View Article


Hay’adda Culimada oo ka digtay qoondada haweenka ee Baarlamanka Soomaaliya

Muqdisho (Puntland Post):- Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujisay qoondada boqolkiiba sodonka ah, ee haweenka laga siiyay saami qaybsiga baarlamanka la dhisi doono todobaadyada foodda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo Gaaray

Baydhabo, 3 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbaxyo roobdoon ah oo maanta ka qabsoomay Puntland

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka bilowday Gobolladda Puntland banananbaxyo roob doon ah ka dib markii ay ku baaqday todobaadkii horre Wasaaradda Cadaalada iyo Awqaafta Puntland , waxaana ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Deegaanka Puntland oo la kulmay guddiga dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo kula kulmay gudiga dib u dhiska Isbitaalka guud ee...

View Article


Madaxweynaha Somalia oo ka hor yimid Go’aankii Culimada Ee Qoondada Haweenka

Madaxaweynaha dowlada Federaal Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka Hor yimid hadalkii ka soo yeeray Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku aadanaa Qoondada 30% (Boqolkii ba Sodon) Haweenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Scavenging for survival: Young Orchids in a Squalid Dumpsite! Untold Story!...

(c) Najeb: Children carrying stocks of food leftovers and other garbage to their homes for survival Garowe, Puntland Somalia- Throughout the existence of mankind, the world has had been full of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Hub ay Ka qabsadeen Ciidamada AMISOM

Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku Soo Bandhigay Maanta Hub iyo Agab Milatari oo  ay sheegeen in ay ka soo qabsadeen Ciidamada Kenya. warbaahinta Al-Shabaab ayaa Baahiyay...

View Article

Dibad-baxayaasha Itoobiya oo gubay warshad iyo xarun Boolis

Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dibad baxayaal ay weerareen Warshad shamiitada sameysa, halkaas oo ay dab  ku qabadsiiyeen Gaadiidkii iyo Mashiinadii Warshada, Warshadda...

View Article


General Siciid Dheere oo ka warbixiyay howl-galo ka bilowday Garowe

Garowe (Puntland Post):- Taliyaha Ciidanka guud ee Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi ayaa ka warbixiyay howl-galo Dowlada Puntland ka bilowday magaalada Garowe , Islamarkaana daba jooga howl-galo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo kulamo la qaatey qeybaha bulshada ee magaalada Baydhabo

Baydhabo, 4 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad...

View Article

Hawlgalo lagu Xaqiijinayo Amaanka oo Ka socda Kismaayo.

Ciidamada Nabadsugidda maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Jubbaland, ayaa Maanta Howlagallo lagu xaqiijinayo Ammaanka guud ee Magalada Kismaayo ayey ka sameeyeen qaar ka mid ah xafadaha magaalada ....

View Article
Browsing all 22938 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>