Waxaa maanta ku beegnayd 17-18 qabsoomida shirka G8 -ka , oo madaxweynaha DF ee soomaaliya uu horay u sheegay inuu ka qayb galayo, ayaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay, wuxuuna madaxweynuhu sheegay maalinkii shalay inuu shirkaas ka qaybgalayo guulana uu uga keenayo shacabka Soomaaliyeed , hadana madaxweynaha waxa uu saaka ka degay magaalada Muqdisho , iyadoo aan la aqoon mucjisada qabsatay, waxaase la saadaalinayaa inuu dhibaati weyn ay jirto oo dhanka siyaasada ah.
Daawo Video iyo sida uu rajo u qabay madaxweynaha , su’aashuse waxay tahay maxaa isbedelay oo uu Muqdisho uga degay maanta , waa arrin loo baahan yahay in Xasan Sheekh uu sheego shacabka Soomaaliyeed guuldarada ku timi safarkkiisa.
Puntlandpost.com