Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dagaal ka socdo Magaalada Gaalkacyo

$
0
0

Waxaa goor dhawayd oo saaka ah uu dagaal dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee xarun Gobolka Mudug , Dagaalkaas oo u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland  iyo Galmudug.

Dagaalaka ayaa ka bilawday Xaafada Garsoor waxaana gudaha magaalada laga maqlaayaa dhawaqa madaafiicda iyo rasaasta yar yar ee la isu adeegsanaayo.

Dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Gal mudug ayaa 3-dii isbuuc ee ugu danbeeyay ka soconayay Magaalada Galkacyo, lamana oga sababta soo celcelinaysa dagaalka.

Dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa Magaalada Gaalkacyo ayaa badankood isaga barakacay Magaalada.

Faahfaahin rasmiya lagama hayo khasaaraha ka dhashay dagaalka oo hada saconaya.

Kala soco faahfaahin dheeri ah PUNTLAND POST

The post Dagaal ka socdo Magaalada Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>