Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22737 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda haweenka oo shir la yeelatay Odayaasha beelaha Puntland

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda haweenka iyo horumarinta Qoyska Puntland ayaa maanta shir kula yeelatay magaalada Garowe , Odoyaasha dhaqanka beelaha Puntland, waxaana lagu gorfeeyay kulankan sidii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax qasaare geeystay oo ka dhacay Dalka Japan

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  labo qarax oo maanta ka dhacay magaalada Utsnomiya oo dhacda Waqooyiga Tokyo ee Caasimada dalka Japan. Qaraxa koowaad oo ka dhacay magaalada Utsnomiya oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea iyo Man United oo Fooda is Dari Doono Caawa

Kooxaha Chelsea iyo Manchester united ayaa goor dhow oo caawa ah isaga hor iman doona gegada Stamford Brige, kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Tababaraha reer Portugal Jose Mourinho ayaa kusoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PHA oo tababareysa Injineero iyo Shaqaalaha Dowladaha hoose Puntland

Garowe (Puntland Post):- Hay,adda Dayactirka Wadooyinka Puntland ee PHA oo kaashanaysa Hay,adda Shaqaalaha Caalamiga ee ILO ayaa maanta tababar soconaya saddex beri uga furtay magaalada Garowe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda Haweenka Puntland oo qabatay shir looga hadlayo daryeelka Caruurta

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir looga hadlayo sidii kor loogu qaadi lahaa daryeelka caruurta iyo Xoojinta xog isdhaafsiga iyo iska warqabka Wasaaradda iyo...

View Article


Muxuu ku soo idlaaday kulankii Adkaa ee Chelsea iyo Manchester United?

Kooxda Chelsea ayaa xalay garoonkeeda Stamford Bridge 4-0 ku garaacday kooxda Manchester United, kulan ka tirsanaa horyaal England ee looyaqaaan Premier League. Jose Mourinho ayaa sharaf dhac kala...

View Article

Dagaal ka socdo Magaalada Gaalkacyo

Waxaa goor dhawayd oo saaka ah uu dagaal dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo ee xarun Gobolka Mudug , Dagaalkaas oo u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland  iyo Galmudug. Dagaalaka ayaa ka bilawday...

View Article

Madaxweynaha Puntland Oo Goor dhawa ka soo dagi doona Bosaso

Madaxweynaha Dawalada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhow lagu wadaa in uu ka soo dego garoonka diyaaradaha Boosaaso isaga iyo wafti uu hogaaminayo. Soo dhowenta Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lahaysteyaal sheegay in si xun loola dhaqmay

Bad-maaxiin Ajaaniib ah oo ay haysatay burcad badeed Soomaaliyeed ayaa gaaray caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, hal kaas oo ay ku soo dhoweeyeen danjirayaasha waddammadooda u fadhiya Nairobi....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaafiic ku dhacday Xaafadaha Gal-kacyo

Faah Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso Dagaal Culus oo Maanta ka dhacay Magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug. Dagaalkaan ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidamada Maamulada Puntland iyo...

View Article

Madaxweyne Gaas Dagaalka Gaalkacayo Waxa laga Hurinayaa Xamar

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali.Maxamed. Cali Gaas  ayaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha Boosaaso xili uu safar  shaqo ugu maqnaa wadamada Itoobiya iyo wadanaka isku taga imaraadka carabta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’ada Astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa oo Qardho...

Qardho (Puntland Post):- Hay’adda astaynta maamul wanaaga iyo la dagaalanka muq-maasuqa Dawlada Puntland ayaa magaalada Qardho ku qabatay tababar la xiriira Maamul wanaaga iyo Hogaaminta wanaagsan iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Abaaraha ka jira Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Emaaraadka Carabta iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo ansixisay istaraatiijiyad lagu maareynayo isbedelka Cimillada iyo...

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay xarunta Wasaarada deegaanka Puntland ay ku leedahay magaalada Garoowe shir lagu ansixinayo qorshaha maaraynta isbedelka Cimillada iyo Abaaraha, waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda SECCCO oo Garowe kusoo bandhigtay Burjikooyin casriya

Garowe (Puntland Post):- Shirkadda SECCCO oo u taagan magac ahaan Sollar Energy Consulting And Construction Company oo kaashanaysa Hay,adda ADRA ayaa ku qabatay Garowe kulan loogu samaynayo suuq geyn...

View Article


Qarax is-miidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne

Qarax xoogan oo is-miidaamin ah ayaa goor-dhaw ka dhacay Saldhig Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Djibouti ay ku leeyihiin xafada Howl-wadaag ee Magalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faah Faahin Weerar Is Miidaamin ah oo ka dhacay Baled-weyne

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa duhurnimadii maanta waxaa lagu weeraray Saldhig Ciidamada Jabuuti ay ku leeyihiin Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Gaariga...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyey qaraxii Beledweyne

Muqdisho, 25 October 206 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maamulka Hir-shabeelle oo ka tacsiyeeyay Qarixii Baledwayn

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle State Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe ) iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababar Garowe loogu xiray Madaxda howlaha guud ee Dowladaha Hoose iyo...

Garowe (Puntland Post):- Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) oo kaashanaysa Hay,adda Shaqaalaha Caalamiga ee ILO ayaa maanta tababar saddex cisho socday ugu soo xirtay magaalada Garowe 50 qof oo isugu...

View Article
Browsing all 22737 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>