Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha Puntland Oo Goor dhawa ka soo dagi doona Bosaso

$
0
0

Madaxweynaha Dawalada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhow lagu wadaa in uu ka soo dego garoonka diyaaradaha Boosaaso isaga iyo wafti uu hogaaminayo.

Soo dhowenta Madaxweynaha Puntland ayaa socota waxaana aad loo adkeeyey wadooyinka ka soo baxa garoonka diyaradaha ee Boosaaso iyadoona aad wadooyinka  ku arkayso ciidan sugaya Amaanka .

Marka uu soo gaaro Madaxweyne Gaas Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu lahadlo saxaafada islamarkaana uu uga warbixiyo safarkii uu ku maqnaa.

Lasoco Faah faahinta Safarka Madaxwayne Gaas ee Boosaso PUNTLAND POST

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST ,BOOSASO

The post Madaxweynaha Puntland Oo Goor dhawa ka soo dagi doona Bosaso appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>