Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaafiic ku dhacday Xaafadaha Gal-kacyo

$
0
0

Faah Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso Dagaal Culus oo Maanta ka dhacay Magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Dagaalkaan ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidamada Maamulada Puntland iyo Gal-Mudug Waxaana la isku Adeegsanayay hubka noocyadiisa kala duwan.

Madaafiic Ayaa waxa ay ku Dhacday Xaafado katirsan magaalada Gal-kacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug oo Dagaal uu ka soconayo.

Madaafiicda Ayaa qaar waxa ay ku dhaceen Xaafado haawanayay iyo Masaajido ay dadku ku Cibaadeeystaan.

Dagaalka ayaa si iskiis ah u istaagay iyadoo aanay jirin cid kala dhaxgaleeysa dagaalkaasi oo socdo Muddo ku dhow 20 Bari.

Hoos ka daawo Sawiro Hordhac ah.

garsor-1 garsor-3

PUNTLAND POST

The post Madaafiic ku dhacday Xaafadaha Gal-kacyo appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>