Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Qarax is-miidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne

$
0
0

Qarax xoogan oo is-miidaamin ah ayaa goor-dhaw ka dhacay Saldhig Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Djibouti ay ku leeyihiin xafada Howl-wadaag ee Magalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Qaraxa ayaa loo adeeg saday Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay Saldhiga.

Jugta qaraxa ayaa si weyn loogu maqlay xaafadaha Magaalada Beledweyne, waxaa qaraxa kadib ay Ciidamada Djibouti fureen rasaas xoogan.

Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay Weerarkaas is-miidaaminta ah.

Faah-faahin goor dhow kala soco Puntland Post

The post Qarax is-miidaamin ah oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>