Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

TACSI: Faarax Saciid Aw-Yusuf

$
0
0

Waxaa ku geeriyooday magaalada Copenhagen Allaha u naxariistee Xaaji Faarax Saciid Aw Yusuf, waxaaana halkaan TACSI looga dirayaa Hooyo Faadumo Xasan iyo dhammaan ilmo Faarax Saciid iyo Qoyska Reer Saciid Aw Yusuf meelkasta oo ay joogaan.

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi raajicuun.

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi raajicuun.

Marxuumka ayaa la aasayaa maalinta Beri ah oo ay bishu ku beegan tahay 21/6/2013, Qabuuraha Islaamka ee ku yaal magaalada Copenhagen.

Salaada Janaasada ayaa looga tukanayaa Masaajidka Waqafka ee Copenhagen, Salaada Jimcaha kaddib, waxaana la aasayaa 16:00 ama 04:00 PM, inshaa’alah.

Marxuumka Ayaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janatul fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabafii uu ka tegeyna samir iyo Iiimaan ka siiyo.

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>