Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live
↧

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan sare oo ka tirsan baarlamaanka kenya oo ka hadlay arrimaha...

Xildhibaan sare  Ilyaas barre Shiil ayaa waqti uu socdaal ku marayey deegaanada W/bari ee Kenya ayaa ka hadlay Xaalada Jubbooyinka iyo dadka ku haya in aysan degin Jubbaland. Dhegeyso Qaybtii koowaad...

View Article


Somalia: Puntland Strongly Condemns Terrorist Attack on U.N. Compound in...

PRESS RELEASE 20 June 2013 Puntland Government condemns in the strongest terms the heinous and evil attack on the U.N. compound in Mogadishu on June 19th, where scores of people were killed in a...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI: Faarax Saciid Aw-Yusuf

Waxaa ku geeriyooday magaalada Copenhagen Allaha u naxariistee Xaaji Faarax Saciid Aw Yusuf, waxaaana halkaan TACSI looga dirayaa Hooyo Faadumo Xasan iyo dhammaan ilmo Faarax Saciid iyo Qoyska Reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video Zakariye Isticmaar oo DF ku eedeeyey cadaalad daro ay u kala...

Bosaso: (pp)- Zakariye Isticmaar oo ka mid ah dhalinyarada Aqoonyahaniintaa ee wax kusoo bartey dalka dibadiisa gaar ahaan wadanka Ingiriiska mudooyinkii u danbeeyeyna ku sugnaa gudaha wadanka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Sade Daarood ee Muqdisho ku dhaqan oo taageeray Maamulka Jubbaland...

Magaalada Muqdisho oo ay shir ku yeesheen waxgaradka iyo Cuqaasha Sade Daarood ayaa  sheegay ay taageero ballaaran u hayaan Maamulka Cusub ee Jubbaland Stae, waxayna Waxgaradku shirkaas ku cadeeyeen in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra,iisal Wasaarihii Somalia 1964-1967 oo taageerey Doorka Siyaasada Somalia...

Ra’iisalwasaarihii Xukuumadii Soomaaliya sanadkii 1964-1967 Abdirizak H. Hussein ayaa sheegey inuu waafaqsan yahay wadadii ay mareen Madaxda ay ka mid yihiin Cumar C/rashiid oo Ra,isal wasaare Somalia...

View Article

London: Dowlada Ingiriiska oo xabsi ka dhisaysa Muqdisho.

London: (pp)- Dowlada dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday iney 14 Milyan ay ku bixinayso dhismaha Xabsi iyo maxakamad ay ka hirgalinayso gudaha dalka Soomaaliya si looga hortago waxa ay dowladda...

View Article

Garowe: Xeerka Hab dhaqanka Saxaafada Puntland oo maanta la ansixiyey.

Garowe: (pp)- Kulan maanta lagu qabtey xarunta hay,adda PDRC ee Magaalada Garowe ayaa lagu ansixiyey xeerka habka dhaqanka saxaafada doorashooyinka goloyaasha deegaanka oo la filayo 15 July inay...

View Article


Kismaayo: Booliska Jubaland oo tababar looga furey magaalada Kismaayo.

Kismaayo: (pp)- 150 askari oo ka tirsan ciidamada booliska Jubaland ayaa maanta tababar uu uga furmey Dugsiga ciidamada cirka ee la yiraahdo (Ma-Dhamaato) oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo....

View Article


Bosaso: Odoyaal waan waan nabadeed ka dhex bilaabey beelo dirirey maalmihii...

Boosaaso: (pp)- Nabadoono ka tirsan kuwa gobolka bari ayaa magaalada Bosaso ka amba baxay iyaga oo kusii jeeda Degmada Rako oo ka tirsan Gobolka Karkaar,halka ay jirto nabadoono iyana kasoo laabtey...

View Article

Gaalkacyo: Booliska oo digniin u jeediyey xubno siyaasiin ah, Dhageyso.

Galkacyo: (pp)- Taliyaha qeybta Booliska ee Gobolka Mudug ayaa fariin culus u direy xubno uu sheegey taliyuhu inay yihiin siyaasiin ka tirsanaan jirey Dowladii KMG-ka ahayd, kuwaas oo u dhashey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku Afuri walaalkaaga Muslimka ah Maalintii 3 Dollar oo kaliya, Fariin iyo...

  Guddiga Culimo udiinka ee Jimciyada wanaag farida iyo xumaan reebida ee Garowe Puntland Somalia, horey uu uga mid ahaan Alle ha u naxariistee Shiikh Abdulqaadir Nuur Faarax ayaaa qoraal ay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse oo ku geeriyoodey Dalka Filand,Taariikh...

Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun Rabbi ha u naxaristee waxaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2013 ku geeriyoodey dalka Finland Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (Kiin koor). Boqor Cabdullaahi ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso : Bogga Tacsida loogu dirayo Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse.

Tacsi: (pp)- Akhristayaasha Puntlandpost.com waxaan halka idiinku soo gudbineynaa boga tacsida ay u dirayaan qeybo badan oo ka tirsan Umada Soomaaliyeed iyo Madaxdooda geeridii ku timid Boqor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso: Culimo Bayaan kasoo saarey Nadwo ay ku qabteen Degmada Carmo oo ka...

Waxaa Degmda Carmo lagu soo gaba gabeeyey nedwo cilmiyeedkii sanadlaha ahayd ee ka socotey masjidka Al-Taqwaa ee Degmada CaRMO. Nadwadan oo ahayd tii 5-aad waxaa sanadkan lagu qaadaa dhigay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baraawe: Shiikh Xasan Daahir Aweys oo doon ku baxsadey isaga oo la qaban...

Baraawe: (pp)- Kooxda Alshabab oo war qoraal ah soo dhigtey mid ka mid ah baraha Internetka ay ka isticmaalaan ayaa lagu cadeeyey rag uu ka mid yahay Shiikh Xasan Daahir Aweys inay doon ay uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaari oo ka tacsiyeeyey Geeridii Boqor C/laahi Boqor Muuse (Warsaxaafadeed)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Boqor C/laahi Boqor Muuse (King Kong) oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DDSI iyo Capinet-kiisa oo ka tacsiyeeyey Geeridii Boqor...

Jigjiga: (pp)- Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golihiisa Capinetka(Fulinta) ayaa tacsi Tiiraanyo leh u Diraya Qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse...

View Article

Faallo: Sidee uga gaashaaman kartaa dulmiga diyaaradaha Soomaalida Ee Dubia?

Dubai: (pp)- Waxaa dhacda in marar badan dad Soomaali ah oo Yurub ama Ameerika kasoo safray ama meel kale, transitna ku maraya dalka Imaaraatka, tigidkoodiina wata, xilligii ay diyaaradda ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaalkacyo: Islaan Bashiir oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u...

Gaalkacyo: (pp) - Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo ku geeriyooday magaalada Helizink ee dalka Finland. Islaan Bashiir...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>