Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Cali Yusuf Cali Xoosh oo Noqday Xildhibaankii ugu Horeeyey Aqalka Hoose ee Soomaaliya

$
0
0

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday Garowe oo ay codeynayeen 51 Ergo.

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa la tartamayey Cabdirashiid Xasan Yusuf  wuxuuna kaga guulaystay 49 cod, halka Cabdirashiid uu helay 1 cod.

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa  horey usoo noqday Wasiir ku xigaynka Arimaha Gudaha Puntland Dowladdi uu hogaaminayay C/raxmaan Faroole.

Puntland ayaa noqotay Maamul goboleedkii ugu horeeyey oo ay ka dhacdo doorashada Aqalka Hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

PUNTYLAND POST

The post Cali Yusuf Cali Xoosh oo Noqday Xildhibaankii ugu Horeeyey Aqalka Hoose ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22749

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>