Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Akhriso : Bogga Tacsida loogu dirayo Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse.

$
0
0

Tacsi: (pp)- Akhristayaasha Puntlandpost.com waxaan halka idiinku soo gudbineynaa boga tacsida ay u dirayaan qeybo badan oo ka tirsan Umada Soomaaliyeed iyo Madaxdooda geeridii ku timid Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse ka dib markii uu ku geeriyoodey dalka Filand oo mudooyinkii u danbeyey ku xanuunsanaa Boqor King Koor.

King kongHaddaba waxaa geerida Boqor Abdulaahi ka tacsiyeeyey Qeybo ay ka mid yihiin Madaxda Dowlada Federaalka Somalia Sida Madaxweynaha iyo Ra,iisal Wasaraha, Madaxda Dowlada Puntland Sida Madaxweynaha Puntland, Issimada Puntland, Jaaliyada Dibada iyo Qeybo kala duwan oo ka tirsan bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia oo ka tacsiyeeyey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eheladii, Qaraabadii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Rabbi ha u naxaristee Marxuum Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (King-Kong) oo maanta ku geeriyoodey Dalka Filand.

Madaxweynaha DF Somalia.

Madaxweynaha DF Somalia.

Madaxweynahu Waxuu sheegay in Boqor Cabdullaahi uu ka geeriyoodey dhammaan umadda oomaaliyeed “Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun,Waxaan leenahay Allaah Samir ha inaga siiyo Boqorka dhammaanteen, waxa uu ka tegey dhammaan umadda Soomaaliyeed, waxa uu ahaa nin si weyn looga yaqaano dalka ahaana aqoonyahan Taqasus u leh sharciga, kana soo jeeda boqortooyo oo waqtigiisa ku bixiyey nabadeynta shacabka Soomaaliyeed” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Sidoo kale Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Boqorka uu door muhiim ah ka soo qaatay shirarkii dib u heshiisiinta ahaa ee ka dhacay gudaha iyo dibadda dalka Soomaaliya sidoo kalana la soo shaqeeyey dowladdihii dalka soo maray.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa sheegay in uu Marxuumku ka mid ahaa Odoyaashii iyo Siyaasiyiintii isku hawshay badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed.

Ra,iisal Wasaaraha DF Somalia Tacsi Qaran.

Inaan-li-laahi waa inaa ileyhi Raajucuun

Muqdisho, 24, June, 20133..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga dirayaa qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Salaadiinta Soomaaliyeed isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo galabta ku geeriyoday dalka Finland.

Ra,iisal  Wasaraha DF Somalia Saacid

Ra,iisal Wasaraha DF Somalia Saacid

“geeridu waa xaq, waqtigiisa ayaana dhamaaday, waxaana aad noo taabatay geerida naxdinta leh ee ku timid Boqor Cabdulahi Boqor Muuse, oo runtii ahaa nin magac weyn ku leh gayigga Soomaaliya, hadii ay ahaan lahayd mid dhaqan iyo mid siyaasadeed intaba, Boqorku waxaa uu qayb weyn ka soo qaatay sidii dadka Soomaaliyeed u heshiin lahaayeen mudadii lagu jiray bur-burka, wuxuuna xilal muhiim ah ka soo qabtay dowladihii rayidka ahaa iyo kuwii ka danbeeyey intba” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Saacid

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ilaahay uga baryey marxuumka inuu janatul fardowsa ka waraabiyo samir iyo imaana ka siiyo, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay.

Amiin! Amiin! Amiin!

Madaxda Puntland iyo ka tacsiyeynta geerida boqor Abdulahi.

Madaxweeyanha Dowlada Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamad Maxamud ayaa tacsi u diray Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse oo ku geeryooday dalka dibadiisa gaar ahaa wadanka Finland

Madaxweynaha Puntland Dr Faroole

Madaxweynaha Puntland Dr Faroole

Madaxweeynaha Puntland oo ku sugan magaalada Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in uu ahaa Boqor Cabdulahi Alaha U Naxariistee nin wax badan Ummada Somaaliyeed u soo qabtay isla markaasna xasuus ku reebaysa dad badan waxqabadkiisa guud ahaan Somalia gaar ahaan Puntland.

Wuxuuna Sheegey Madaxweynaha Puntland inay Dowladiisu u sameyn doonto aas heer qaran ah Boqor Abdulahi oo isagu kasoo jeeday deegaanada Puntland.

Issimada Puntland oo tacsi diray

Issimada kala duwan ee Puntland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray umadda Soomaliyeed iyo eheladii uu ka geeriyooday AHN Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo maanta 24 June,2013 dalka Finland ku dhintey.

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid ,Islaan Ciise Islaan Maxamad Islaan Muuse ,Garaad Maxamad Cilmi Shirwac, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo ka mida duubabka dhaqanka ugu caansan Puntland ayaa Radio Garowe tacsi u marsiiyay umadda ,eheladda iyo intii uu ka baxay AHN Boqorku.

Issimada Puntland Qaarkood ,

Issimada Puntland Qaarkood ,

Issimadan ayaa ka soo sheekeeyay taariikh nololeedka AHN Boqorka ,waxana ku jiray kuwo in ka badan 50 sanno ay saaxiibo ahaayeen.

Tacsi ka timid Jaaliyada Puntland ee ku nool Dalka Norway.

Jaaliyada Puntland ee norway waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladi iyo qaraabadi uu ka tagay boqor Abdulaahi Boqor Muuse Iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland.

Jaaliyada oo aan la soo koobi dareenka ay ku reebtey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid boqorkii daarood boqor kingkoon waxay Ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardowso ka waraabiyo boqorka anagana ka shacab ahaan hadii aan nahay reer puntland in uu ilahay samir iyo iimaan naga siiyo amiin amiin .

Jaaliyada Puntland ee Dalka Norway

Jaaliyada Puntland ee Dalka Norway

Waxaa diraya gudiga jaaliyada oo ugu horeeyo gudoomiyaha jaaliyada Puntland ee Norway Deeq Cali Hayaan iyo dhamaan xubnaha jaaliyada oo uu ka mid yahay afhayeenka jaaliyada Jamaal Faarah Baadi Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada Mustafe Said iyo Gudoomiyaha Shuucda Yoonis Cali Yuusuf iyo Nabadoonka guud ee jaaliyada Reer Puntland Maxamed Daahir(Qaldheere)

Waxaa sidoo kale diraya xubnaha jaaliyada iyo masuuliyiinta jaaliyada ;

Mahamed abdi yaasiin
Maxamed Faarax DHuubane
Jaamac Yuusuf Bare
Cabdirisaaq Ceesaan
Cabdirixmaan Gambar
Maxamed Gambar
Mustafe siciid Yaasiin
Cabdirishiid cismaan shabeele
Yoonis cali yuusuf
Maxamed Cabdi yaasiin Baarsheed
Ugaas Cabdirisaaq
Nabadoon Maxamed Cali Qood
Nabadoon Maxamed daahir QALdheere
Nabadoon maxamuud
DR shiine Cadceed
Dr Cabdirixmaan yare
Mudane Baajuun Xagaa
Nabadoon Cabdulaahi Ciise Wagad
Cabdinaasir NUUNE
Caaqil Mursal Cali AADAN
Beeldaaje Cabdinaasir Xaaji Faarax
Caaqil Maxamuud JABIYE
Gudoomiyaha Jaaliyadda Deeq Cali Hayaan
Gudoomiye Kuxigeen Mustafe Siciid Yaasiin
Afhayeenka Jamaal Faraax baadi

Waxaa Tacsi tiiraanyo Xambaarsan loo dirayaa Umada Soomaaliyeed khaasatan shacab waynaha hoos yimaada Saldana.

waxaa sigaara loogu tacsiyeynayaa dhamaan Caruurtii marxuumka iyo Guud ahaan Qoyska Rewr Muuse Boqor.

Marxuumkana Illaahay Jano waarta iyo dambi dhaaf baan uga baryeynaa.
Aamiiin Aaamiin

AFHAYEENKA JAALIYADA PUNTLAND EE NORWAY
JAMAAL F. BAADI.

Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland ee Copenhagen

Innaa lilaahi wa innaa illayhu raajucuun

Waxaa ku geeriyooday Dalka Finland Marxuum C/laahi Boqor Muuse oo ahaa Boqorka Beesha Daarood , Marxuumka ayaa waxaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Denmark, gaar ahaan Jaaliyada Puntland ee Denmark.

Jaaliyadaha Jubaland iyo Puntland ee Copenhagen

Jaaliyadaha Jubaland iyo Puntland ee Copenhagen

Jaaliyada ayaa Tacsi u diraya Qoyskii, Eheladii & qaraabadii uu ka baxay marxuumka , waxaana illaahay looga baryayaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo .amiin Amiin.

Waxaa Tacsidan diraya oo kale howlwadeenada Puntlandpost meel kasta oo ay joogaan, anagoo marxuumka illaahay uga baryeyna Inuu Janada u waasaciyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin.

Magacyada Dadka Iyana Tacsida Diraya.

1. Xildhibaan Ibraahim Cabdalla (Dhaqane)
2.Col. Faarax Botaan Warfaa
3.Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle
4.Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh
5.Yuusufmahad Maxamad aadan
6. Maxamad Xasan Geelle
7. Xuseen Beynax Barre
8.Xasan Xaaji Barre
9.Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe
10.Dr. Maxamad Gamaadiid
11. Shugri Cumar Gaboose
12. Dr Cabdilxakiim Golongol Deyl
13. Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon
14. Muqtaar Bashiir
15. Cabdirisaaq Ceymad
16. Maxamad Xuseen Adar
17. Xasan Sheekh Axmed Nuur
18. Xasan Sheekh Cali
19. Bishaar Yuusuf Gamaadiid
20. Axmed Cabdullaahi Geney
21. Maryama Sheekh Cali
22. Axmed Xaaji Maxamad Nuur
23. Cabdi Maxamad Kaahin
24. Deeq Kediye
25. Muxsin Xaaji Cabdi
26. Xuseen Cabdullaahi
27. Maxamad Yuusuf Barkhadle

Aamiin————Aamiinn—–—-Aamiin————Aamiin

اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله

——————————————————————————————————————————

Waxaa si la mid ah iyana tacsi u diraya dadka hoos magacyadoodu ku qoran yihiin.

Oday Bootaan Bare Samatar

Oday Cabdi Xasan Abuukar(Cabdi Madoobe)

C/laahi Axmed Xaaji Aadan (Haragweyn)

Oday Cabdi Abshir Aaden

Oday Salaad Ileeye

Faarax Ciise saciid Aw yuusuf

Oday Maxamuud Geelle Cumar

Oday C/risaaq Yuusuf Cali Xoosh

Xaaji Mohamed Hussein Daaniye

Dr. Saciid Ahmed Oor

C/kariin Ciise Cali Ilyare

Ali Cabdi Kawis(Cali Qalinle)

Maxamed Xasan (Dooye)

Maxamuud C/qaadir Xaaji Xuseen

Maxamed Xasan Gelle

Xildhibaan Ibraahim Dhaqane

Ing. Cumar Maxamud Cabdi

Maxamuud Saciid ( Surka)

Maxamed Axmed Faarax

Maxamed Cabdi Cartan

Sheekh Axmed Saciid

Maxamuud Maxamed Jaamac (MJ)

Cali Geelxoor

Husein Beynax Bare iyo Marwadiisa Haliima Abuukar Hileye

Cabdirsaaq Abuubakar (Namhaan)

Maxamed Cali Ilweyn(Ilkacase)

Mohamuu Cali Xirsi (Helow)

Cabdi-Shaahid Mahamed Bare

Shiekh Shiine Xirsi Nuur

Maxamuud Cabdi

C/risaaq Faarax Baando

Yuusuf Cali Ilweyn

Axmed Maxamed Isse (Dhakal)

C/laahi Axmed Gabayre

Maxamed C/llaahi Xuseen (Shoortaaye)

Axmed Maxamed

Suldaan Maxamed Maxanuud

C/laahu Maxamed Maxamuud

Edo Mulaaxo Xaraare

Eedo Maryan Jaamac Aar

Eedo Caasho Xirsi Nuur

Xaawo Cabdi Abshir

Farxiya Sheekh Xasan Said

Sahro Faarax Ciise

Sureer Cali Maad

Eedo Faadumo Xasan Cali

Eedo Dheeh Ibraahim Kilwe

Eedo Isir Maxamed Warsame

Abshiro Cabdulle Yuusuf

Faadumo Cali Maxamed

Eedo Saciido Cumaan Xaaji Xasan

Maxamed Cali Cabdulle

C/rashiid Salaad (Nuune)

C/qaafdir Elmi Yuusuf (Shurbeyn)

Ubax Maxamuud Kadawe

Saciid Maxamed Saciid

Maxamed Axmed Maxamed Abdulqaadir

Maxamed Saciid Osmaan

Burhaan C/laahi Bashiir (Bille)

C/xaliim M, Cali Ilweyn

C/llaahi Cali Shaandho

Zamzam Yaasiin Axmed

Ubax Maxamed Cusmaan

Sucaad Said Daahir

Mukhtaar Cali Qood

Ubax Cabdi Abshir

Aamino Daahir

Xaliimo Cabdulle

Said Axmed Xasan

Sahro Maxamed Aadan

Safiya Maxamed Faarax

Sureer Cali Maxamed

Safiya Yuusuf Ismaaciil

Ramla Cali Maxamed

Nafisa C/laahi Maxamed

Kamaal C/raxmaan Nuur

Axmed Cali Yuusuf

Caydaruus Jaamac Faarax

C/laahi Maxamed (Carabduur)

C/daahir Saciid Yuusuf

C/llaahi Cagayare

Daabacaada : Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>