Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Kismaayo oo lagu Soo Gaba Gabeeyay Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose

$
0
0

Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay wajiga 4-aad ee doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee ka imaanaya deeganada maamulka Jubba-land.

Doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo waxaa lagu doortay 5-xubnood waxaa kamid ah xubnaha maanta la doortay

1. Max’ad Cabdi Gaandi

2. Xaawo Maxamed Aadan

3. Isaaq Aadan Xasan

4. Maxamed Aadan Macallin

5. Maxamed Xasan Idiris.

Amaanka Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land  ayaa si weyn loo adkeeyay maalmihii lasoo dhaafay, iskastoo maanta inta aysan bilaaban doorashada ay la waregeen xarunta doorashada ciidamo Gadoodsan.

PUNTLAND POST

The post Kismaayo oo lagu Soo Gaba Gabeeyay Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>