Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live

Ciidamada Puntland oo Weeraray Qandala

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa ku waramaya in ciidamo hubeysan oo a tirsan kuwa Puntland in ay xaley weerar ku qaadeen Degmada Qandala ee Gobolka bari. Ciidamada weerarka qaaday oo saarnaa Doomo...

View Article


Xasan Sheekh oo Cadaado ku wajahan

Wararka ka imaanaya magaalada cadaado ee gobolka galgaduud ayaa ku waramayo in magaaladaasi uu ku wajahan yahay madaxweynaha dowlada soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Magaalada waxaa maanta tegaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbaxyo lagu diidan yahay Trump oo ka Dhacay Mareykanka

Waxaa dhowr magaalo oo waaweyn oo ku yaalla dalka Mareykanka ka dhacay banaanbaxyo lagu diidan yahay Madaxweynaha cusub ee Donald Trump. Kumanaan qof ayaa hor dhoobtay dhismaha weyn Trump Tower ee...

View Article

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ku Guuldareystay ka mid noqoshada...

Doorashada Baarlamaanka Aqalka hoose oo muddooyinkii dambe ka socotay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta tartankii ugu adkaa uu ku dhexmaray Wasiirka Maaliyada ee dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda NUWACO oo ceel-biyood ka hirgalisay Tuulada Jalam ee Gobolka Nugaal

Garowe (Puntland Post):- Hay’adda Biyaha, Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Puntland (PSAWEN) ayaa deegaanka Jalam ee gobolka Nugaal markii ugu horeysay ka hirgalisay Ceelbiyood loogu talo galay inay...

View Article


Maxaad kala socotaa Xaaladda Abaarta Puntland ?

Karkaar (Puntland Post):- Ka dib markii ay ku dhufteen deegaanada Puntland abaaro kulul oo sababay in dad biyo la,aan iyo cunto la,aan ugu geeriyoodan ayay kasoo qeylo dhaamiyeen xubno ka mid ah...

View Article

“Doorashadii Puntland waa la Musuq maasuqay” Wareysi Siyaasi Giir

Garowe (Puntland Post):-Cali Ismaaciil Giir Cali Ismaaciil Giir oo ka mid ah Siyaasiinta Caanka oo looga guulaystay Tartankii GAROWE lagu doortay 11 Xildhibaan oo ka mid noqonaya aqalka sarre ee dalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Faransiiska oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Somalia

Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Faransiiska Danjire Cali Shariif Axmed, kaasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 11 Nov, 2016  safar shaqo ugu anba baxay gobolka mudug iyadoo si diirran loogu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo La Kulmay Cuqaasha,...

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 11 Nov, 2016 waxaa uu qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Gaalkacayo kula kulmay cuqaasha,...

View Article

Qardho,Asli Ciise Abshir oo u sharaxan Xildhibaanada aqalka hoose ee...

Qardho(Puntland Post):-Aqoonyahanadan Asli Isse Abshir oo kamid ah aqoonyahanada reer Puntland oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Qardho ee xarunta gobalka karkaar ayaa sheegaty  in ay u taagantahay...

View Article

Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Dorashada Kismaayo

Warar Deg Deg Ah oo Warbaahinta Puntland Post ay hadda ka haleeyso Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay Sheegayaan in ciidamo Gadoodsan Ay la wareegeen Xarunta Doorashooyinka Maamulka Jubbaland Ee Magaalada...

View Article

England oo Guul ka gaartay Scotland is reeb-reebka koobka Aduunka ee 2018

Xulka kubadda cagta England ayaa guul ay mudnaayeen ka gaaray xulka ay xifaaltamaan ee Scotland, kullan ka tirsanaa wareegga 4-aad ee is reeb-reebka dalalka yurub ee loogu soo baxayo koobka aduunka ee...

View Article


Kismaayo oo lagu Soo Gaba Gabeeyay Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose

Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa goordhaweyd lagu soo gaba-gabeeyay wajiga 4-aad ee doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee ka imaanaya deeganada maamulka Jubba-land....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliye cusub oo loo magacaabay Qeybta Booliska Gobolka Nugaal

Taliye Abdirashiid Xinjira Dhuuq Garowe (Puntland Post):- Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa G/Sare Cabdirashiid Maxamuud awxuseen (Xinjiri dhuuq) u magacaabay taliyaha qaybta booliska gobalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharax Abshir Xasan Abshir oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Garowe(Puntland Post):- Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Abshir Xasan Abshir oo kasoo kicitimay dalka Kenya , Waxaana ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamij Horumarinta Xirfadaha Ganacsiga Soomaaliya oo lagu daahfuray Garowe

Garowe (Puntland Post):- Machadka Horumarinta Cilmibaarista ee SIDRA iyo laanta IFC ee Bangiga Adduunka waxay maanta ku daahfureen magaaladda Garoowe barnaamijka Horumarinta Xirfadaha Ganacsiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii Gaalkacyo oo laga soo saaray qodobo heshiis ah

Gaalkacyo(Puntland Post):- Maanta waxaa magaalada Gaalkacyo ka dhacay  kulan dhex maray Puntland iyo Galmudug, kaas oo ay ka qayb galeen madaxweynaha Puntland, madaxweynaha Galmudug, Ra’iisul wasaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay Shirka Nabadaynta Gaalkacayo (Sawiro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 12 Nov, 2016 si rasmi ah u daah-furay shirka nabadaynta iyo xallinta khilaafka magaalada Gaalkacayo ka aloosan. Shirkaas oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jadwalka Imtixaanka Ardeyda iyo Iskuullada Puntland oo la bandhigay

Garowe (Puntland Post):-Agaasimaha Waaxda Taya-dhowrka iyo Kormeerka Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa ka dib kormeer uu maanta ku tagay qaar ka mid ah Iskuulada ku yaala magaalada Garowe,...

View Article
Browsing all 22750 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>