Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Madaxweynaha DDSI iyo Capinet-kiisa oo ka tacsiyeeyey Geeridii Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse

$
0
0

Jigjiga: (pp)- Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golihiisa Capinetka(Fulinta) ayaa tacsi Tiiraanyo leh u Diraya Qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse lehna Waxaan ilaahay ka Baryaynaa in uu samir iyo iimaan Inaga Siiyo Marxuumkana naxariistii Jano ka Waraabiyo Aamii,Aamiin,Aamiin.

 

Madaxweynaha SDSI oo ka tacsiyeeyey Geeridii Boqor Kingkong

Madaxweynaha SDSI oo ka tacsiyeeyey Geeridii Boqor Kingkong

Marxuumka ayaa waayadanba ku jiray isbitaal ku yaala dalka finland oo caafimaadkiisa lagula tacaalayay Balse Qadarka eebe ayaan la baajin karine ku timid Marxuumka Geeridii Alle. للهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله

Puntlandpost, Jigjiga


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>