Daawo hordhaca wareysi xiiso leh Musharax Abshir Xasan Abshir oo ka mid ah musharaxiinta isu soo taagay tartanka doorashada 2016 ee dalka Soomaaliya..
Musharaxa ayaa todobaadkan marti ku ah barnaamijka DAREENKA DHIIRANE oo jimco walba aad kala socotaan Warbaahinta PUNTLAND POST.
Haddaba daawo hordhaca wareysiga soo socda JIMCAHA.
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST
The post Hordhac:- Waraysiga Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada 2016 appeared first on Puntland Post.