Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Koox Hubeeysan oo Weerartay Hoteel Galkacyo uu ka daganyahay Madaxweynaha Galmudug

$
0
0

PP- Galkacyo: Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Koox Hubeeysan ay Xalay Weerar ku qaadeen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku Darayaan in kooxahaan oo watay dharka Ciidamada in Ay Weeraraeen Dhowr Xarumood oo ay kamid yihiin Goobo Ganacsi.

Intaasi Ka dib Kooxaha ayaa weerar waxa ay ku qaadeen Hoteel uu Magaalada Gaalkacyo ka daganyahay Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed.

Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Guuleed iyo Kooxihii Soo weeraray ayaa Rasaas Muddo Badan is weeydaarsanayay.

Afhayeenka Gal-Mudug oo aan la xariirnay ayaa ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sida ay wax u dhaceen .

Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah 

PUNTLAND POST

The post Koox Hubeeysan oo Weerartay Hoteel Galkacyo uu ka daganyahay Madaxweynaha Galmudug appeared first on Puntland Post.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22750

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>