Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 23242

Dood Wadaag oo looga hadlay arrimaha Jubbooyinka iyo Xarigii Xasan Daahir Aweys (Daawo-Video)

$
0
0

Habeenimadii Xalay oo ey Bishu aheyd 03/07/2013, Waxaa laga baahiyay Tv-Universal dood aad u Xiisa badan oo looga hadlayay arrimo aad u badan, doodan ayaa lagu casumey Aqoonyahan Ismail Dirie, oo ah Guddoomiyaha Ururka Iftiimin, Mudane Ismail Dirie ayaa doodan kusoo bandhigey Aragtiyo Iyo Dood ku dhisan Aqoon Iyo Taariikh, Waxa doodaan ka qeyb-galey Dad iskuwada Aragti ah oo Maamulka Madaxweyne Hassan Culusow taageerayay oo aad moodey iney ahaayeen kuwa lasoo xuley.
Barnaamijkii Dood Wadaag oo looga dooday arrimo badan

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 23242

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>