Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Dhageyso: Beesha Xasan Daahir Aweys oo Digniin Culus u jeedisey DF...

Muqdisho: (pp)- Bayaan laga soo saarey kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubno ka tirsan beesha habar gidir ee hawiye ayay uga hadleen Mustaqbalka Shiikh Xasan Daahir Aweys , iyagoona ku eedeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo si weyn looga dabaal dagay Munaasabada 1 Luulyo.

Garoowe: (pp)-  Xaflad lagu maamuusayo Munaasabada 1 Luulyo ee ku beegan xoriyada Gobolada Koonfureed Somalia iyo Israacii labadii Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa caawa munaasabad balaaran loogu...

View Article


Galgala: Saldhig Raashin oo laga burburiyey Maleeshiyada Alshabab ee Buraha...

Bosaso: (pp)- Cutubyo ka mid ah ciidamada Puntland ee jooga furimaha Galgala ayaa maanta bur buriyey fariisin ay raashinka ku qarsan jireen maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab. Taliyaha Guutada kowaad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismayo: Diyaarado Dhaawacyo Keenay Muqdisho iyo Saddex nin oo Kismayo laga...

Kismayo: (pp)- Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa u xaqiijiyey Puntlandpost in gabal dhicii maanta labo diyaaradood oo sida dhaawacyo ay keeneen, kuwaas oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PRESS RELEASE: Jubbaland Statement on Recent Conflict in Kismayo

The administration of Jubbaland State of Somalia and its leaders regret the unsolicited causalities and painful displacement brought upon our peace loving citizens. This latest loss that befell on the...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Ururka UDAD oo wajigii labaad fagaaraha kula hadlay Dadweynaha Puntland.

Garowe: (pp)- Urur siyaasadeedka UDAD oo ka mid ah Afarta Urur siyaasadeed ee ka jira Deegaanada Puntland ayaa maanta markii labaad ka bilaabey magaalooyinka Garowe iyo Bosaso Isu soo baxyo dadweynaha...

View Article

UN: Somalia Central Bank a ‘slush fund’ for private payments

NEW YORK: Money at the Central Bank of Somalia is not used to run government institutions in the war-torn Horn of Africa country, with an average 80% of withdrawals made for private purposes, according...

View Article

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo ka Laabtay Go’aankii Sharciga Badda ee ay...

Xukuumadda Shirdoon oo Baarlamaanka Soomaaliya u Gudbisey Xeerka Kalluumaysiga kaasoo Badda Soomaaliya kusoo koobaya 12 miles, laguna tirtirayo Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 Sida ku cad qoraal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacada Public radio oo soo bandhigtay barnaamij ku aadan 1 luuliyo iyo...

Boqolaal isugu jira Somaali iyo ajaaniib ayaa isu soo baxay wadada halbowlaha u ah magaalada Minneapolis ee Lake Street si ay u xusaan sanaad guuradii 53’aad ee kasoo wareegatay markii ay midoobeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

GUDDOOMIYAHA BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA WAA IN UU SHAQADA KA TAGA.

Markii aan Arkay warkii ay Qortay Wakaalada Wararka Reuters ee ahayd Warbixin ay diyaarisay Qaramada Midoobay oo ah lacag gaareysa $12 milyan oo la sheegay in lagala baxay Bangiga Dhexe ee Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaaladii Kismaayo oo saameeyey shacabka magaalada (Daawo Video)

Illaa hadda inta la ogyahay waxaa la sheegay in tiro dad rayid ah oo gaaraya illaa 60 qofood ay dhaawacyo ka soo gaareen dagaaladii u danbeeyey ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Isbitaalka magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/kuxigeenka Puntland oo si wanaagsan usoo dhoweeyey Wafdigii DDSI (Daawo-...

M/kuxigeenka Puntland , ahna siiyaha xilka madaxweynaha Puntland ayaa si wanaagsan aqalka Madaxtooyada ugu soo dhoweeyey Wasiiro iyo Oday dhaqameed ka soo jeeda dowlada DDSI, Wafdigaas oo Puntland u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Ambassador Mahamat Saleh Annadif, oo si deg deg ah ugu yeeray Xasan...

Muqdisho: (pp)- Ambassador Mahamat Saleh Annadif oo ah Wakiilka arrimaha Soomaaliya ee Midowga Afrika ayaa maanta si deg deg ugu yeeray Madaxweynaha Df ee Soomaaliya iyo Raiisal wasaarihiisa , isagoo...

View Article


Kismaayo: Barre Hiiraale oo sheegey inuu nabad ku joogo deegaano Alshabaab ay...

Kismayo: (pp)- Col Bare Hiiraale oo ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii looga adkaadey dagaaladii Kismaayo ka dhacay Todobaadkii lasoo dhaafey oo wareysi siinayey Wariye Maxamed Bashiir Xaashi ayaa...

View Article

Galkacyo: Guddi loo saarayo baarida dadkii ka danbeeyey rabshadihii shalay ka...

Gaalkacyo: (pp)- Shir Jaraa,iid oo ay galinkii danbe maalintii shalay ku qabteen Gaalkacyo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayay kaga hadleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dood Wadaag oo looga hadlay arrimaha Jubbooyinka iyo Xarigii Xasan Daahir...

Habeenimadii Xalay oo ey Bishu aheyd 03/07/2013, Waxaa laga baahiyay Tv-Universal dood aad u Xiisa badan oo looga hadlayay arrimo aad u badan, doodan ayaa lagu casumey Aqoonyahan Ismail Dirie, oo ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayaanka shirweynaha 18aad ee Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaab Wassunnah...

الحمد هلل رب العالمين، والصالة والسالم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه.Kulankii 18aad ee golaha shuurada guud ee Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaab Wassunnah oo halkudhaggiisu ahaa : aan wada xiqiijinno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka ka tirsan Dowlada Canada oo shahaado gudoonsiiyay Gudoomiyaha...

Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda waxbarashada iyo horumarinta reer miyiga ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano SCERDO ayaa ku guuleystay Shahaadada Sharafta loo yaqaano “Paul Yuzky...

View Article

An Open Letter to the Kenyan Government: Stay the Course in Somalia.

I hail from your next door neighbor to the north, Somalia. And as a survivor of Africa’s second biggest genocide, I would like to extend my heartfelt thanks and gratitude to the Government of Kenya...

View Article

Galkacyo: Dabley hubeysan oo weerartay Saldhig ku yaala Xaafada Baraxleey ee...

Baraxleey: (pp)- Weerar lagu qaadey caawa saldhiga Booliska Xaafada Baraxley ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dhashey khasaare isugu jira dhimashada hal ruux iyo dhaawaca labo ka tirsan ciidamada...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>