Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

MUQDISHO: Xildhibaano Muqdisho ku shiray dowladna eedeeyey(DHEGEYSO)

$
0
0

MUQDISHO(PP): Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay xildhibaano DF ka tirsan, kuwaan oo eedayn kulul dusha uga tuuray laamaha amaanka Muqdisho sida ay wax uga qaban la yihiin amaanka caasumada oo faraha ka sii baxaya,  xildhibaanadaas maanta shirka qabtay ayaa waxa ugu tunweynaa  Xildhibaan Maxamed Iidle Geddi iyo Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed. Halkan ka dhegeyso shirkii jaraa’id.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>