Quantcast
Channel: Puntland Post
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland State oo maanta dib ugu soo laabtay Kismaayo.

Kismaayo: (pp)-  Madaxweynaha Jubbaland State Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka J/hoose, kaddib markii ka soo kicitamay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoowe: Madaxtooyada Puntland oo ay ka socoto Sanad guuradii aasaaskii...

Garoowe: (pp)-  Waxaa mardhow soo gaba-gabooya xaflad ballaaran oo kagu qabtay madaxtooyada Puntland ee Garoowe, xafladaas oo ku aadan Waqtigii dhidhidaba loo taagay Dowlad goboleedka Puntland. Xaflad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boosaaso: 1-da Agoast Oo Bosaso Laga Xusay ( Warbixin + Sawiro)

Boosaaso: (pp)-   Haween,dhalinyaro,hogaamiye dhaqameed,Xubno ka tirsan Golaha Xukuumada Puntland iyo maamulka degmada Bosaso ayaa si wada jir ah ugu dabaal-dagay 1-agost oo ku beegan 15-sano guuradii...

View Article

Garowe: dhageyso cod ama Akhriso dhamaan qodobadii xasaasiga ahaa ee Dr...

Garowe: (pp)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamud oo xalay khudbad dheer oo dhinacyo badan ka hadlaysa kasoo jeediyey Munaasabadii Xuska 15 sano guurada Puntland ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garowe: Golaha Isimada oo taageerey horumarka ay sameysay Puntland,Dhageyso.

Garoowe: (pp)- Munaasabadii lagu maamuusayey 15 sano sano guurada kasoo wareegtey Aas aaska Dowlada Puntland ee xalay lagu qabtey xarunta Madaxtooyada Garowe ayaa marka laga yimaado dhinacyadii kasoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cadaado: Xasuuq haween iyo caruur loo geystey oo ka dhacay Gobolka...

Cadaado:(pp)- Xasuuq arxan daro ah ayaa waxa uu ka dhacay labo habeen ka hor meel 128 km u jirta Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud , ka dib markii qoys u badan haween iyo caruur ay maleeshiyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baydhabo: Gargaar Turkigu Dhiibtey oo ay Boobeen Maamulka & rag ka tirsan...

Baydhabo: (pp)- Banaanbaxaan ayaa yimid kadib markii Raashiinkii Masaakiinta loogu talagalay ee soo dhiibtey Hay’ada Bisha Cas Turki ay iibsadeen Shaqaalo Kasocdey Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khartuum: Munaasabada 1-da Agoosto oo laga xusay Suudaan (Sawiro)

Oug 15 Sano ka hor ayeey aheed markii Dhidibada Loo Aasay Dawlad Puntland Taa oo laga Aas Aasay Waqoyi Bari Somaliya.Hadaba Munaasbad Lagu Weyneenayay maalintaasi ayaa Ardayda Dawlad Puntland ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia oo u dhoofey dalka Yugandha.

Muqdisho: (pp)- Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamud ayaa maanta ka dhoofey magaalada Muqdisho, waxaana uu kusii jeeda isaga iyo wafti uu hogaaminayo Magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buurtinle oo laga qodey ceel biyo badan oo ka mid ah ceelasha ugu dhaadheer...

Buurtinle: (pp)- Ceel biyood laga qoday Degmada Buurtinle ayaa si rasmiya waxa u daahfurey Shirkada Paasaweyn iyo Hay,adda World Vision oo iyagu iska kaashanayey qodista ceelka iyo maalgalinta...

View Article

Qardho: Gen Cadde Muuse oo sheegey inay burbureyso Puntland, Taageerayna...

Qardho: (pp)- Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ‘”Cadde” ayaa sheegay inay Puntland u burburi doonto gobol gobol iyo degmo degmo ,xili laba maalmood laga joogo dabaaldegi 15-sanno...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOMALIA: Puntland Rejects the coastal agreement between the Federal...

Press Release: On behalf of the Puntland Government, I want to assure the citizen of our esteemed State of Puntland that our territorial waters are under our full control. No company or foreign state...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bosaso: Puntland oo ka hortimid heshiis bada Soomaaliya oo DF la saxiixatey...

Bosaso: (pp)- Qoraal kasoo baxay xafiiska Wasiirka Gadiidka Bada, Dekkadaha iyo la dagaalanka Burcad badeeda Dowlada Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa lagu sheegay in Puntland aysan aqoonsaneyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallo: Ma dadkaa waalan mise dawlada Federaalkaa wareersan?

Faallo: (pp)- Burburkii dawladii dhexe ee Soomaaliya iyo dagaaladii sokeeye ee lagu hoobtay kadib waxaa dalka isaga danbeeyay dawlado ku meel gaar ah, dawladahaas ku meel gaarka ah oo isugu jiray kuwo...

View Article

DHAGAYSO: Axmed Cabdi Salaan oo la wareegay Safaaradii Soomaaliya ee Itoobiya

Waxaa xilkii safiirnimo la wareegay Axmed Cabdi Salaan oo DF u magacowday in uu noqdo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, Waxaa jagadaas laga wareegiyey Danjirihii hore ee Soomaaliya u...

View Article


Muqdisho: Qaraxyo badan oo ka dhacay Muqdisho, Loona adeegsadey qaab cusub oo...

Muqdisho: (pp)- Qaraxayo isxigxigay ayaa xalay waxay si la yaab leh uga dhacayeen deegaano ku yaal Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo argagax iyo khasaare ku reebay dadka ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baydhabo: Al-shabaab oo Xalay Weeraray Degmada Baydhabo

Baydhabo: (pp)- Maleeshiyaad taageersan Al-shabaab ayaa xalay dagaal qorsheysan ku qaaday goobo ay magaalada Baydhabo ka degan yihiin Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Federaalka ee Soomaaliya....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Gen. Saacid oo ku eedeeyey nabadgelyo xumada ka jirta Muqdisho...

Muqdisho: (pp)- Taliayha Ciidamada Booliiska Federaalka Soomaaliya Gen. C/xakiim Daahir Saacid oo warsaxaafadeed ku qabtay xarrunta booliiska , ayaa ku eedeeyey amni xumada ka jirta magaalada Muqdisho...

View Article

Final Communique on TCC’s Summit in Kampala‏

A meeting of the Heads of State and Government of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ethiopia and Somalia took place in Kampala, Uganda on Sunday,...

View Article

MUQDISHO: Xildhibaano Muqdisho ku shiray dowladna eedeeyey(DHEGEYSO)

MUQDISHO(PP): Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay xildhibaano DF ka tirsan, kuwaan oo eedayn kulul dusha uga tuuray laamaha amaanka Muqdisho sida ay wax uga qaban la yihiin amaanka...

View Article
Browsing all 22733 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>