Quantcast
Channel: Puntland Post
Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Dhegeyso: Madaxweyne Xasan sheekh oo iska difaacay eedaymaha loo jeedinayo siyaasadiisa

$
0
0

Muqdisho(pp): Madaxwynaha Dowlada Federaalka ayaa iska difaacay eedaymaha loo jeedinayo siyaasadiisa, waxaana uu sheegay in uu isagu saxsan yahay, eedayn loo jeediyaana aysan waxba soo kordhinayn.

Madaxweynaha ayaa u muuqda nin tiisu u cadahay, oo aan jeclayn inuu ka garqaato dadka siyaasadiisa ka soo horjeeda.
halkan ka dhegeyso qayb ka mid ah khudbadiisii ciida

Puntlandpost.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 22737

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>